Natiijada Imtixaanka Puntland oo la shaaciyay .

0
84

Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Puntland Ayaa Si Rasmi Ah U Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga A Ee Dhawaan Ay U Fadhiisteen Ardayda Deeganada Maamulkaas.

Liiska Natiijada Imtixaanka Oo Soo Baxday Ayaa Waxaa 10-Ka Arday Ee Kaalmaha Horay Ka Galay Ayaa Waxa 6-Ka Mid Ah Ay Yihiin Gabdho.

Mariam Abdikarim Ahmed oo wax ka baratay iskuulka lagu magaccaabo Al-waha, ayaa kaalinta Koobaad u gashay imtixaanka Maamulka Puntland.

 

Sidoo Kale Wasaaradda Ayaa Soo Saartay 10-Ka Dugsi Sare Ee Ardaydooda Ugu Sarreeyan Imtixaanka, Isla Markaana Waxaa Dugsiyada Hoggaaminaya Dugsiga Sare Ee Degmada Galdogob.

Hoos ka akhriso Magacyada 10-ka arday ee kaalmaha Horay ka galay Imtixaanka.