Ra’iisul wasaarihii Lubnaan oo iscasilay.

0
83

Xassan Diab Ra’iisul Wasaarahii Dalka  Lubnaan Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu Iska Casilay Xilka Ra’iislwasaaranimo Ee Dalkaasi Kadib Qaraxii Weynaa Ee Caasimadda Dalka Lubnaan Ee Beyruut Ka Dhacay Todobaadkii Hore.

 

Iscasiladda Ra’iisul Wasaaraha Ayaana Ku Soo Adeysa Iyadoo Xubna Ka A Mid Ah Wasiiradiisa Ay Is Casileen .

Xassan Diab Ayaana Iscasilaadisa Ku Sheegay In Uu Aad Uga Xumaday Musiibadii Dalka Lubnaan Ka Dhacay.

Lubnaan Ayaa 200-Qof Ku Weyday Qarax Ka Dhacay Caasimadda Dalkaas, Iyadoo In Ka Badan 4,000 Qof Dhawaac Uu  Ka Soo Gaaray.