Akhriso :- War-murtiyeedka Shirka Wasiirada Maaliyadda.

0
106

Waxaa Magaalada Muqdisho Lagu Soo Gaba Gabeeyay Shir Maalmihi La Soo Dhaafay Ugasocday Wasiirada Maaliyadda Maamul Gobaleedyada,Gobalka Bnaadir   Iyo Wasiirka Maaliyadda Dowladda Dhexe.

 

Kulankan Oo Labadi Maalin Ee La Soo Dhaafay Uga Socday Wasiirada Hotel Deggale Oo Ku Dhex Yaala Airport-Ka Magaalada Muqdiso Ee Aadan Cadde, Ayaa Waxaa Looga Hadlay  Xaaladda Dhaqaale Ee Dalka, Howlaha Deyn Cafisnta Soomaaliya Iyo Saameynta Safmarka Covid-19 Ku Yeeshay Dhaqaalaha Dalka.

 

Gaba Gabada Kulanka Ayaa Waxaa Laga Soo Saaray War-Murtiyeed Ku Saabsan Wax Yaabihi Leeysla Meel Dhigay Intii Uu Kulanka Socday.

 

War-Murtiyeedka Kulanka Wasiirada Maaliyadda