Amaanka Dhuusa-mareeb oo la adkeeyay.

0
83

Ciidamada Booliska Iyo Kuwa Sida Gaarka Ah U Tababaran Ee DFS Ayaa Howl Galo Amni Xaqiijin Ah Ka Sameeyay Xaafadaha Ay Ka Kooban Tahay Magaalada Dhuusa-Mareeb Ee Caasimadda Maamul Gobaleedka Galmudug.

 

Howl Galka Oo Muddo Saacadaha Ah Socday Ayeey Ciidamadu Ku Hubiyen Guud Ahaan Xaafadaha Magaalada, Iyadoo Koontoroolla Badan Oo Lagu Hubinayo Gadiidka Magaalada La Soo Dhigay Xaafadaha Caasimadda.

Dhuusa-Mareeb Ayaa Maalmaha Soo Socdo Markii Seddaxaad Marti Elin Doonta Shir Ay Isugu Yimaadaan Madaxda Dowladda Dhexe, Madaxda Maamulada Dalka , Xisbiyada Mucaaridka Iyo  Saamileeyda Siyaasadda Soomaaliya.