Deg-Deg:- Dagaal khasaaro Geeystay oo ka socda Gobalka Mudug.

0
74

Wararka Naga Soo Gaaraya Deegaanka Shabeeoow Oo Qiyaastii 20km U Jira Degmada Bacaadweyne Ayaa Sheegaya In Halkaasi Uu Ka Qarxay Dagaal Khasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhawaac  Geeystay Oo U Daxeeya Dadka Deegaanka Iyo Xubno Ka Tirsan Ururka Al-Shabaab.

 

Wararka Aan Ka Heleyno Deegaanka Uu Haatan Dagaalka Ka Socdo Ayaa Sheegaya In Dagaalka Uu Salka Ku Haayo , Kadib Markii Al-Shabaab Ay Xireen Qaar Ka Mid Ah Dadka Deegaanka .

 

Maamulka Degmada Bacaadweyne Weli dhankooda kama hadlin Dagaalka ka qarxay Deegaankaas.

 

Faahfaahin kala soco https://www.starfmsomalia.com/