Xildhibaanada oo maanta ka doodaya Sharci Muhiim ah.

0
73

Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Ah Ee Soomaaliya Ayaa Manta Oo Arbaco Ah Yeelanaya Kulankoodi Caadiga Ahaa , Iyadoo Kulanka Looga Hadli Doono Ajandayaal Muhiim Ah.

 

Xildhibaanada Ayaa Xalay Lagu Wargeliyay In Ay Soo Xaadiraan Kulanka Manta Ay Yeelanayaan .

Ajanadaha Kulanka Ayaa Ah Akhrinta Seddaxaad Ee Hindise Sharciyeedka Qareenada Dalka.

Xarunta Villa Hargeysa Oo Ay Si Ku Meel Ah Gaar Ah U Dagan Yihiin Xildhibaanada Ayaa Hadda Waxaa Ka Soconaya Diyaar Garowgii Ugu Danbeeyay Ee Kulankooda.