Faahfaahino ka soo baxaya Weraro Bam-gacmeed loo adegsaday oo ka dhacay Degmooyinka Gobalka Benaadir.

0
88

Warar Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaya Qaraxyo Is Xig Xigay Oo Xalay Ka Dhacay Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Gobalka Benaadir .

 

Qaraxyadan Oo Ahaa Kuwa Isugu Jira Bambooyinka Gacanta Laga Tuuro Ayaa Waxaa Ay Ka Dhaceen Qeybo Ka Mid Ah Xarumaha Degmooyinka Gobalka Benaadir , Iyadoo Khasaaro Kala Duwan Ay Ka Dhasheen.

 

10- Ka Mid Ah Xarumaha Degmooyinka Gobalka Benaadir Oo Qaraxyada Ay Ka Dhaceen Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Degmooyinka Shibis, Waabari, Dharkiynley, Garasbaaley, Yaaqshiid, Kaaraan Iyo Wadajir.

 

Dhanka Kale Afhayeenka Gobalka Banaaadir Saalax Xasan Cumar Ayaa Xaqiijiyay In Xalay 10 Xaruumood Lagu Weeraray Bam Gacmeedyo.

 

Maamulka Degmada Shibis Ayaa Dhankooda Gacanta Ku Soo Dhigay Shaqsiga Bambada Ku Tuuray Xarunta Degmada.