Madaxweeynaha Koonfur galbeed oo Gaaray Dhuusa-mareeb.

0
44

Cabdiaziiz Maxamed Hassan Lafta Gareen Madaxweeynaha Maamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Gaaray Garoonka Diyaaradaha Maagaalada Dhuusa-Mareeb Ee Caasimadda Maamul Gobaleedka Galmudug .

 

Madaxweeynaha Ayaa Waxaa Garoonka Diyaaradaha Ku Soo Dhaweeyay Dhigiisa Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ,Siyaasiyiin Iyo Bulshada Reer Galmudug.

 

 Wafdiga Lafta-Gareena Ayaa Ah Kuwii Ugu Horeyay Ee Gaaray Magaalada Dhuusa-Mareeb , Oo La Filayo In Maalmaha Soo Socda Uu Ka Furmi Doono Shirka Madaxda Dowladaha Xubnaha Ka Ah Dowladda Dhexe Iyo Dowladda Federaalka Ah Ee Soomaaliya.