Madaxweeyne Farmaajo oo Baarlamaanka Hortagay .

0
39

Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Manta Hortagay Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka.

 

Madaxweeyne Farmaajo Oo Manta Xildhibaanada Ka Codsaday In La Qabto Kulan Aan Caadi Aheyn Ayaa Waxa Uu Warbixin Uu Xildhibaanada Uu  Ka Siiyay Xaaladda Guud Ee Dalka Iyo Wadahadalada Kala Dhaxeeya Dowladda Dhexe Iyo Maamulada Dalka.

 

Madaxweeynaha Oo La Filayay In Xildhibaanada Uu Qudbad Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabaneeyso Uu U Jeeydiyo Ayaa Soo Kobay Warbixintiisa Isagoo Sheegay In Xildhibaanada Uu Ula Soo Noqon Doono Heshiiska Ay Dhuusa-Mareeb Ku Soo Gaarayaan Isaga Iyo Dowladaha Xubnaha Ah.

                                       Sawirada Kulanka