DFS oo wafti u Dirtay Gedo.

0
53

Cabdullahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada DFS , Xildhibaano Iyo Wafdi Balaaran Uu Hogaaminayo Ayaa Manta Gaaray Deegaano Ka Tirsan Gobalka Gedo .

 

Wafdiga Wasiirka Waxbarashada Oo Ay Qeeyb Ka Ahaayeen  Xildhibaano Katirsan Labada Aqal Ee Baarlmaanka Ayaa Waxa Ay Manta Gaareen Magaalooyinka Luuq, Beledxaawo Iyo Magaalada Garbahaareey Ee Gobalka Gedo.

 

Cabdullaahi Goodax Barre Siihayaha Wasiirka Waxbarashada O Howla Shaqo U Aaday Gobalka Ayaa Lagu Wada In Halkaas Inta Uu Ku Sugan Yahay Uu Mashaariic Fara Badan Uu Ka Soo Hirgeliyo.

 

Sii Hayaha Wasiirka Waxbarashada Ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre Iyo Wafdigiisa Ayaa Ugu Dambeyn Kusoo Gabagabeyn Doonaan Safarkooda Magaalada Balad-Xaawo Oo Ay Ka Dhagax Dhigi Doonaan Gooba Kale Oo Lagu Xoojinayo Waxbarashada Gobolka Gedo.