Gudoomiye Degmo oo lagu Dilay Qarax Meyd lagu Xiray.

0
48

Warar Hor Leh Ayaa Ka Soo Baxaya Weerar Lagu Dilay Xubna Ka Tirsan Maamulka Deegaanka Goof-Gaduud Buureey Ee Gobalka Bay.

 

Weerarka  Oo Muddo Socday Ayaa Waxaa Ka Dhashay Khasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac, Xubnaha Weerarka Sooqaday Ayaana Dhankooda Muddo Ka Dagaalamayay Gudaha Magaalada.

 

Ddhanka Kale Wararka Naga Soo Gaaraya Deegaanka Goof-Gaduud Buureey Ee Gobalka Bay Ayaa Sheegaya In Halkaasi Meyd Lagu Soo Xiray Waxyaabaha Qarxa Ay Ku Dinteen Gudoomiyihii Deegaanka Goof-Gaduud Isaaq Cali Isaaq & Xassan Baakay  Talihii Ciidanka Booliska Degaankaaa.

 

Illa Iyo Hadda Macadda Khasaraaha Rasmiga Ah Ee Ka Dhashay Dagaalka Saakay Alshabaab Iyo Ciidamada Dowladda Ku Dhex Maray Deegaanka Goof-Gaduudeey Oo Hoos Yimaada Gobalka Bay.

 

Si Kastaba Ururka Al-Shabaab Ayaa Warar Ay Ku Daabaceen Baraha Ay Ku Leeyihiin Internet-Ka Waxaa Ay Ku Sheegeen Inay Weerar Qarax Ku Bilaawday Ku Qaadeen Degaanka Goof-Gaduud,Isla Markaana Ay La Wareegeen Saldhigyada Ciidamada.