Maamulka Gobalka Banaadir oo Booqday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay

0
42

Axmed Xassan Iimaan Gudoomiye Ku-Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyadda Ahna Ku Simaha Duqa Malaagada Muqdiso  Iyo Qaar Ka Mid Ah Mas’uulliyiinta Gobalka Banaadir Ayaa Booqday Ibitaalada Ay Ku Jiraan Dadkii Ku Dhaawac May Weerarkii Shalay Lagu Qaaday Hotel Elite Ee Maaalada Muqdisho.

 

Axmed Iimaan Ayaa Waxa Socdaalkiisa Ku Wehlinayay Taliyayaal Ciidan, Gudoomiyayaal Iyo Howl Wadeenada Gobalka Banaadir, Iyagoona Sidoo Kale Dhaqaatiirta Ka Dhageeystay Xaaladda Caafimaad Ee Bukaanada .

 

Kusimaha Duqa Caasimadda Ayaa Alle Uga Baryey Intii Ku Dhaawacntay Weerarka In Uu U Booga Dhayo.