Taiwan oo safaarad ka Furatay Somaliland.

0
42

Dowladda Iskeed Madaxbaaninada Ugu Dhawaaqday Ee Taiwan Ayaa Manta Si Rasmi Ah Magaalada Hargeeysa Ee Caasimadda Somaliland Uga Daahfuratay Safaarad Cusub Ay Halkaasi Ku Yeelaneyso, Iyagoona Safiir Somaliland U Soo Magacabay.

 

Munaasibadda Daahfurka Safaaradda Ay Taiwan Ay Ku Yeelaneyso Somalialand Ayaa Waxa Ka Soo Qeeyb Galay Wasiir, Xildhibaano Iyo Wax Garadka Somaliland.

 

Qaar Ka Mid Ah Mas’uuliyiinta Ka Qeeyb Gashay Kulanka Ayaa Sheegtay In Ay Muhiim U Arkaan Xiriirka Cusub Oo Ay La Sameeyeen Taiwan .

Tiawan Iyo Somaliland Ayaanan Labadooda Aysan Madaxbaanin Ay Ka Heeysan Dowladaha Ay Ka Tirsan Yihiin Ee Shiinaha Iyo Soomaaliya.