Wasiir Fiqi oo Booqasho ku Tagay Furumaha Hore ee Dagaalka.

0
71

Wasiirka wasaarada amniga maamul gobaleedka galmudug iyo taliyaasha ciidanka oo booqday toolooyin hoostaga maamulkaas ay ku dagaalamayeen maleeshiyaadka macwuusleeyda iyo alshabaab.

kulan uu laqaaday wasiirka wasaarada amniga iyo taliyaasha ciidamada sida taliyaha ciidanka gaarka ah ee Danab ee ku sugan Galmudug G/le Mukhtaar taliya ciidan guutada 21 aad ee ciidanka XDS S/Guuto Khooje, taliyaha ciidamada Booliska Galmudug S/guuto Bishaar, iyo saraakiil ka kala tirsan qeybaha ciidamada qalabka sida.

Axmed macalin fiqi wasiirka amniga ee galmudug ayaa bogaadiyey dhalinyada macawuusleeda ah ee ku sugan deeganadaas iyo dagaalada ay kula jiraan alshabaab waxa uu wasiirka balan qaaday inuu garab istaagi doonaan sidii meesha loogu saari lahaa alshabaab.