Akhriso :- Qodabadi Heshiiska Shirka Dhuusa-mareeb 3

0
30

Waxaa Magaalada Dhuusa-Mareeb Ee Caasimadda Maamul Gobaleedka Galmudug Lagu Soo Gaba Gabeyay Shir Maalmihi La Soo Dhaafay Halkaas Uga Socda Madaxda Dowlahada Xubnaha Ka Ah Dowladda Dhexe, Maamulka Gobalka Banaadir Iyo Madaxda DFS.

Shirkan Oo Ay Ka Maqnaayeen Madaxada Maamulada Jubbaland Iyo Puntland, Iyadoo Lagu Heeshiiyay Nooc Doorasho Oo Ay Diyaariyeen Madaxdii Kulanka Ka Soo Qeeyb Gashay.

Hogaamiyayaasha Jubbaland Iyo Puntland Ayaa Loogu Baaqay In Ay Qeeyb Ka Qaataan Hirgelinta Heshiiskan.

 

HOOS KA AKHRISO QODOBADA LAGU SOO HESHIIYAY.