Madasha Xisbiyada Qaran oo war ka soo saaray Heshiiskii Dhuusamareeb.

0
79

Madasha ay ku mideeysan yihiin qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee mucaaridka dalka , ayaa war ka soo saaray heshiiskii dhawaan magaalada dhusmareeb ay ku gaareen madaxweynaha DFS , maamulka gobalka banaadir iyo madaxda maamulada Galmudug,Hirshabeelle iyo KG .

 

Madasha Xisbiyada waxaa ay sheegeen in ay soodhaweynayan doorasho .waqtigeeda ku dhacda.

 

Hoos ka Akhriso war-saxaafadeedka madasha xisbiyada Qaran