Madaxweeynaha KG oo Gaaray Beeydhabo.

0
67

Cabdicasiis Maxamed Xassan Lafta-Gareen Madaxweeynaha Maamul Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Manta Gaaray Magaalada Beeydhabo Ee Xarunta Kumeel Gaarka Ah Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha Iyo Wafdigiisa Ayaa Waxaa Soo Dhaweeyay Saraakiisha Ciidanka Koonfur Galbeed Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan.

 

Laft-Gareen Oo Kasoo Laabtay Shirkii Dhuusamareeb Ee Lagu Soo Gaba-Gabeeyay Galmudug Ayaa Waxaa Garoonka Diyaradaha Uu Kusoo Dhaweeyay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Koonfur Galbeed.