Mas’uul ka tirsan Jubbaland oo Xilka looga qaaday Lunsasho lacag Dadweeyne.

0
76

Madaxweeyne Ku Xigeenka Maamulka Jubbalanad Maxamuud Sayid Aadan Ayaa Xil Ka Qadis Ku Sameeyay Wasiirkii Wasaaradda Xanaanada Iyo Xoolaha Ee Maamulkajubbaland .

Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Ayaa Shaqada Looga Joojiyay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Maxamed Xassan Maxamed .

 

Wasiirka Ayaa Waxaa Lagu Eedeyay Eedeymo Ay Ka Mid Yhiin Lunsasho Lacago Dad Weeyne Iyo Sidoo Kale Ku Tagri Fal Maaliyadeed Oo Baal Marsan Hanaanka Maaliyadda Maamulka Jubbaland.

 

 

Si Kasta Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Tilaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaadi Doono Cidwalba Oo Lagu Helo Musuqmaasuq.

Hoos ka Akhriso wareegtada Xilkaqaadista