Madaxweeynaha Jubbaland oo Dib ugu Soo laabtay Dalka.

0
77

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweeynaha Maamul Gobaleedka Jubbaland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Manta Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Kismaayo Ee Xarnta Maamulkaasi Kadib Safar Caafimaad Uu Madaxweyaha Dalka Dibadiisa Uu Ugu Maqna.

 

 

Madaxweeynaha Oo Muddoyinkii U Danbeeyay Joogay Magaalada Nairobi Ee Caasimadda Dalka Keenya Ayaa La Sheegay In Uu Halkaasi Qaliin Dhanka Sinta Ah Uu Ku Galay.

 

 

Wafdiga Madaxweeynaha Ayaa Waxaa Garoonka Diyaaradaha  Magaalada Kismaayo Ku Soo Dhaweeyay Xubna Ka Tirsan Golaha Wasiirada Maamulkiisa Iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi.