Maamulada Jubbaland iyo Puntland oo Soo saaray War-murtiyeed.

0
38

Maamulada Puntland Iyo Jubbaland  Oo Muddooyinkii U Danbeeyay Kulama Ku Lahaa Magaalada Garowe Ee Xarunta Maamulka Puntland Ayaa War-Saxaafadeed Ka Soo Saaray Kulamadaasi.

 

Warsaxaafadeedka Ka Soo Baxay Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Ayaa Lagu Sheegay In Ay

Soo Dhaweeynayaan Wada Hadalo Kasto Oo Xal Looga Gaarayo Xaaladda Kala Guurka Ah Ee Dalka.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Maamulada Jubbaland Iyo Puntland