Madaxweynaha Hirshabelle oo Magacaabay Guddiga Farsamada ee Soo Xulista Baarlamaanka.

0
76

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Guddiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle.

Guddigan oo ka kooban 11 xubnood ayaa Digrteetada lagu magacaabay, waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu kala tashaday Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Hirshabelle sidaasina uu ku magacaabay.

Maamulka hirshabeele ayaa waxa uu isku diyaarinyaa doorasho mid baarlamaan iyo mid madaxweyne iyada oo dawlada hada jirtay waqtigeego uu ku egyahay bisha tobanaad ee sanadkaan.