Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Madaxda Sar-sare ee AMISOM.

0
50

Cali Daahir Eid Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug  Oo Muddooyinkii La Soo Dhaafay Safaro Shaqo U Joogaay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Dalka Ayaa Kulan La Qaatay Madaxa Amisom  Amb, Francisco Madera, Iyaga Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Muhiim Ah.

 

Kulanka Oo Ahaa Mid Saacada Badan Qaatay Ayaa Looga Hadlay Arimo Ay Ka Mid Yihiin Xaaladda Amni Ee Dalka Iyo Heshiikii Ka Soo Baxay Shirkii Dhuusa-Mareeb3,  Xiriirka Ka Dhexeeya Amisom Iyo Galmudug Ee Ku Aadan Sugida Amniga.

 

 

Sikastaba Ciidamada Jabuti Iyo Itoobiya Oo Qeeyb Ka Ah Howl Alka Midawga Nabad Ilaalinta Africa Ee Amisom Ayaa Ku Sugan Magaalada Dhuusa-Mareeb Eee Caasimadda Galmudug .