Soomaaliya Oo Dacwad Ka Gudbisay Hawlgalka UNSOM

0
67

Danjiraha Soomaaliya u jooga Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York, Ambassador Abukar Dahir Osman “Abukar Baale” ayaa dacwad ka gudbiyay xafiiska qaramada midoobey  ee UNSOM, waxaana dacwaddaan loo gudbiyay golaha ammaanka Qm.

Waxaa dowladda Soomaliya ay codsatay in ay  baaritaan lagu sameeyo shaqada uu qabto Xafiiska UNSOM ee gudaha Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Akhriso:-