Xildhibaanada oo Berri Ajendayaal waaweyn ka Doodaya.

0
72

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya , Ayaa Lagu Wda In Beri Kulan Koodi Caadiga Ahaa Ay Ku Yeeshaan Xaruntooda Kumeel Gaarka Ah Ee Villa Hargeysa .

 

 

Kulanka Oo Ah Mid Muhiim Ah Aya Waxaa Looga Hadlayaa Ajendayaal Dhowr Ah.

Ajandayaasha Ayaana Waxaa Ka Mid Ah :-

1: Akhrinta 1-Aad Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed.

Iyo Akhrinta Labaad Marsiiyaan Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsayadaga .

 

Xildhibaanada Ayaa Loo Diray Caawa Fariinta Ku Aadan In Ay Soo Xaadiraan Kulanka.