Golaha odayaasha Dhaqanka ee Gobalka Hiiraan oo Soosaaray Xubnaha Soo xulaya Barlamaanka Hirshabeele.

0
79

Golaha odayaasha dhaqanka ee gobalka hiiraan ayaa magacaabay gudiga soo xulista golaha baarlamaanta 2 aad ee hirshabeele.

warqad qoraal ah oo ka soobaxday golaha odayaasha dhaqanka hiiraan ee hirshabeela ayaa lagu sheegay in ay soo saaraan xubnahaan soo xulista xildhibaanada hirshabeele,

madaxweyne waare ayaa horay u soo saaray liis xubnaha soo xulaaye xuldhibaanada hirshabele.

Halkan hoose ka akhriso:-