Dhageyso:-Salaad Cali Jeelle Oo Eedaymo U Jeediyay Madasha Xisbiyada Qaran.

0
62

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ee ayaa eedaymo kulul ujeediyay Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya wuxuuna sidoo kale soo jeediyay in hogaanka Siyaasadeed ay Masuuliyada Gaar ah iska Saaraan arimaha ay dantu ugu jirto dadka iyo dalka Soomaaliyeed.
Wuxuu ku eedeeyay Hogaanka Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya inay ka shaqaynayaan qodobo sida uu hadalkiisa u dhigay Tafaraaruq Galinkara dadka iyo Hormarka dalka Soomaaliyeed intaba.