Warbixin:-Masuuliyiinta Somaalida Oo Looga Digay In Ay Qadaan Talaabo Wax U Dhimaya Qadiyadda Rer Falastiin.

0
64

Qadiyadan Soo Jitamaysan Mudada Kabadan Qarniyada Ee Kadhexeysa Guud Ahaan Dunida Ayaa Kusaleysan Kaladuwanaanshaha Diimaha  Iyadoo Muslimiinta Caalamku Uyaqanaan Dhulka Falastiin Meel Barakeysan Oo Ay Kusoo Hirataan Iyadoo Diinteena Shariifkaa Ee Islamkuna Xustay Fadliga Ay Ledahay Magaalada Qudus Iyo Goobaha Mudnaanta Dimeed Inoo Leh Hadaanu Muslimiin Nahay

Waxaa Kuyaala Qibladii Ugu Horeysay Ee Islaamka Iyo Masaajidka Al Aqsa Oo Ah Masajidka Sedaxaad Ee Ay Muslimiinta Caalamaku Usafraan Si Ay Uvgu Soodukadaan Waxaana Kamida Fadaaisha Kale Uu Leyahay Masjid Al Aqsa In Halkii Salad Ee Lagu Dukadahi Udhiganto 500 Oo Saladood

Hadaba Dhulka Reer Falastiin Oo Ah Qadiyad Xaniinya Taabad Ku Ah Dunida Muslimku Ahmiyad Nucee Ah Ayay Uledahay Bulshaweynata Islaamka

                              WAXAA WARBIXINTAN KU EEGAYA (HAFID NOUR)..