Ciidanka Sida Gaarka Utabaran Ee kumaandooska Gorgor oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweyey(DAAWO).

0
126

Sii-hayaha wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya,Taliya ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga ayaa Ku dhawaad 300 (Saddex boqol) oo askari oo ka tirsan ciidanka kumaandooska Gorgor ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Ciidankaan oo muddo tababar ku qaadanayay dalka Turkiga ayaa shalay dib ugu soo laabtay caasimadda.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo ka hadlay munaasabadda soo dhaweynta ayaa sheegay in ciidankan ay qeyb ka qaadan doonaan la dagaalanka alshabaab.

Halkaan Hoose Ka Daawo:-