Nala soo xiriir

Ciyaaraha

Rasmi Ramos oo ka tagay Naadiga Real madrid

La Qoray

on

 kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in Kabtankeeda Sergio Ramos uu  isaga tagayo naadiga marka uu dhammaado qandaraaskiisa.

Laacibkan ayaa haatan soo gabo-gabeynaya 16 sano oo uu xirnaa maaliyadda naadiga Real Madrid  xagaagan.

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa socday wada-xaajood ku aaddan in heshiiska loo kordhiyo difaaca reer  Ispain  balse ugu dambeyn waxaa burburay wada-hadalladaas

saacadaha soo Aadan  ayaa la qorsheeyay inuu xiddiggan qabto shir jaraa’id oo uu ku macsalaameynayo kooxda.

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Ciyaaraha

Kooxda Elman oo markii ugu horeysay u laabatay horyaalka heerka labaad

La Qoray

on

Waxaa Qoray

 

Kooxda kubadda Cagta Elman oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ayaa maanta ka hartay horyaalka koowaad ee Dalka kadib markii ugu horeysay tan iyo markii uu dib u bilowday horyaalka Soomaaliya Dowladii dhexe ee dalka.

Kooxda Elman ayaa ka mid ahayd kooxaha ugu guulaha badan ee Horyaalka dalkeenna.

Kulankii ugu dambeeyey oo ah mid lagu kala saarayay, Elman iyo Jeenyo cidda u laabaneyso horyaalka heerka labaad ee dalka ayaa ka dhacay galabta tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, waxaana cayaartii maanta oo ay u soo daawasho tegeen dadweyne aad u fara badan oo ka kaal yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qeybtii hore ee cayaarta ayaa lagu kala nastay bar bardhac 1-1, waxaana cayaarta qeybtii labaad marka la isku soo laabtay ay labada koox sameeyeen weerar iyo weerar celis oo ay labada dhinacba ku abuureen fursado dahabi ah oo ay goolal ku keeni kareen, balse ugu dambeyn Kooxda Jeenyo ayaa la timid gool taasi oo cayaarta ka dhigtay 2-1 oo ay guusha ku hogaamineysay Jeenyo.

Guud ahaan cayaaarta ayaa ku soo idlaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Kooxda Jeenyo, halka Kooxda Elman ay u laabatay heerka labaad horyaalka Dalka.

sii aqri

Ciyaaraha

Kooxda Paris Saint-Germain oo Ku dhawaaqday Lawareegidda Gool haye Dannarumma

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa goolhayaha reer Talyaani ee Gianluigi Donnarumma.

Gianluigi Donnarumma ayaa u saxiixay Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain, heshiis muddo 5 sano ah, kaasoo gaaraya ilaa iyo xagaaga 2026, kaddib markii uu kaga soo dhaqaaqay naadiga reer Talyaani ee AC Milan.

Ku dhawaaqistan rasmiga ah ee dhameystirka heshiiska Gianluigi Donnarumma ayaa imaanaya dhowr maalmood kaddib markii uu xulkiisa Talyaaniga ku hoggaamiyay hanashada Koobka Qaramada Qaarada Yurub ee Euro 2020.

Gianluigi Donnarumma ayaa si bilaash ah ugu biiray kooxda reer France eeSaint-Germain, kadib markii uu dhacay qandaraaskiisa naadiga AC Milan.

Goolhayaha reer Talyaani ayaa noqday saxiixii afaraad ee kooxda Paris Saint-Germain xagaagan, kaddib xiddigaha kala ah Georginio Wijnaldum, Achraf Hakimi iyo Sergio Ramos.

sii aqri

Ciyaaraha

Tawabaraha Xulka Qaranka somaliya oo shaqada laga eryay .

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Tababaraha Xulka Qranka  Soomaliya Salif Abdulladiif oo dhawaan  loo magacaabay in uu leeliyo Xulka Qaranka Somalaiya ayaa shaqada  Laga Eryay

Tababarahaan Oo Udhashay Wadanka Belgium ayaa maalmihii u dambeeyay wajahayay cadaadis uga imanayay maamulka xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya

Tawabarahaan shaqada laga eryay ayaa ku soo aadeyso ayadoo dhawaan Xulka qaranka Somali laciyaari doono dalka Oman is reeb reebka koobka  Jaamacadda Carabta .

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka5 days ago

Fariinta Wacyigelinta Bulshada ee COVID19

Wararka2 weeks ago

Guddiga Doorashooyinka Koofur Galbeed Oo Diiday In La Hakiyo Kursiga HOP103

Wararka2 weeks ago

Guddiga Doorashada Heer Federal Oo Hakiyay Doorashada Kursiga uu ku fadhiyay Jawaari

Barnaamijyada2 weeks ago

Dhageysi: Barnaamijka Horseed – Baydhaba

Wararka3 weeks ago

Diiwaan-Gelinta Musharaxiinta Kuraasta Golaha Shacabka Ee Galmudug Oo Bilaabatay.

Barnaamijyada3 weeks ago

DHAGEYSI: Wargelinta Horseed – Baydhaba

Wararka3 weeks ago

Marxuum Cabdicaiis Afrika Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho

Wararka3 weeks ago

Ciidamada Dowladda Soomaaliya Oo Howlgal kula Wareegay Degaano Dhowr ah.

Wararka3 weeks ago

Ciidamada Ka Tirsan Booliska AMISOM Oo Muqdisho Soogaaray.

Wararka3 weeks ago

Deni & Axmed Madoobe Oo Dalbanaya in Doorashada lagu Soo Koobo Hal Magaalo.

Barnaamijyada3 weeks ago

Dhageysi: Barnaamijka Horseed – Laascaanood

Wararka3 weeks ago

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Kulamo ka Wada Dhuusamareeb

Wararka3 weeks ago

Agabka Doorashada Golaha Shacabka Oo la Geeyay Magaalada Beledweyne.

Wararka3 weeks ago

Ciidanka NISA Oo Howlgal ku Qabtay Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab.

Wararka3 weeks ago

Qaramada Midoobay Oo Ka Dayrinaysa Xaaladda Bini’aadanimo Ee Soomaaliya.

Barnaamijyada3 weeks ago

DHAGEYSI: Wargelinta Horseed – Laascaano

Wararka3 weeks ago

Rooble Oo Ku wajihan Magaalada Dhuusamareed.

Wararka4 weeks ago

Qaar Kamid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Gobalada Waqooyi Jadwalka Doorasho Oo La Shaaciyey.

Wararka4 weeks ago

Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Hay’adda FAO Kala Hadlay Arrimaha Fatahaadaha.

Wararka4 weeks ago

Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Garoonka Diyaaradaha Ee Baraawe.

Barnaamijyada4 weeks ago

Dhageysi: Barnaamijka Horseed – Xarunta Xeyle Bariise

Wararka4 weeks ago

Ciidanka Xoogga Oo Sheegay In Ay Ka Hortageen Weerar Ay Al-Shabaab Soo Qaadeen.

Wararka4 weeks ago

AMISOM Ayaa Ka Hadlay Xukunada Kala Duwan Ee Lagu Riday Ciidankooda.

Wararka5 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi6 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka6 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka5 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka6 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka5 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka5 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English6 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English6 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English6 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

News In English4 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco