Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16aad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal qordheysnaa kana dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka...
Shir madaxeedka aan caadiga aheyn ee Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah uu ka furmo Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea, waxaana...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster iyo Wakiilka Arrimaha Geeska Afrika...
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in rag Siyaasiyiin ah oo kasoo jeeda degaannada Koonfur Galbeed ay Magaalada Muqdisho ka wadaan...
munaaasabadan ay soo agaasimeen maamulka iyo howl wadeenada isbitalka keysaney ayaa aheyd mid lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee ciribtirka iskufuranka haweenka afka qalaad laguyiraahdo international...
Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla...
Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u safraan illaa amar dambe Ilaa 16...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Soomaaliya, kaddib markii...
Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Doorashada dalka ayaa walaac waxaa ay ka muujiyeen Habraaca loo maray qabashada doorashada holaha shacabka taas oo ay sheegeen in ay...
Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu xayiraad dhanka socdaalka ah kusoo rogay shakhsiyaas Soomaali ah, oo ay ku jiraan...