Nala soo xiriir

Ciyaaraha

Chris Smallingo Oo Amaanay Da’yarka Kooxda Man United Ee Cameron Borthwick-Jackson

La Qoray

on

Daafaca dhexe ee Manchester United Chris Smalling ayaa qaba in da’yarka kooxdaasi ee Cameron Borthwick-Jackson uu mustaqbal ifaya horyaalo kadib markii uu xidigaan qaab ciyaareed mideysan la soo baxay dhamaan kulamadii uu kooxdiisa u ciyaaray xili ciyaraeedkaan.

Dhaawacyada Luke Shaw, Marcos Rojo iyo Daley Blind oo loo badalay daafac dhexe ayaa keentay in Cameron Borthwick-Jackson uu sideed kulan ka soo muuqdo kooxda koowaad ee Man United wuxuuna amaan ka helay maclainkiisa iyo saaxiibkisa daafaca kala ciyaara ee Smalling kaasoo ku tilmaamay da’yarkaan nin caqli badan.
Smalling ayaa yiri “Wuxuu muujiyay inuu yahay nin cadaadiska kulan weyn u dulqdaan kara, dhowr kulan ayuu saftay wuxuuna ku ciyaaray heer isku mid ah, kulankii Liverpool waxay dadka qaar qabeen inuu degdeg ku yahay laakin wuxuu u cadeeyo inuu qaadi karo cadaadiska kulamada waa weyn xitaa”.

Waxaa kaloo la weydiiyay Smalling hadii uu garoonka dhexdiisa talo ku siyo, haduu uu siiyana uu sharaxo waxa uu dhaho wuxuuna ku jawaabay “Dhab ahaantii marka aad eegto unuga daafac ee aan nahay, waxaa qasab ah inaan is dhiirogelino oo aan isla hadalno mar waliba, laakin si lamid ah asxaatba kale ee kooxda wuxuu leeyahay maskax aad u fiican inkastuu wali aad u yaryahay, wuxuu leeyahay daafacasho iyo weeraro cajiib ah, wuxuu geeyay dhowr karoos oo aan caadi aheyn, wuxuu leeyahay xawaare dheereeya, waxaan filayaa inuu horyaalo mustaqbal dher oo aad u fiican”.

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Ciyaaraha

Kooxda Elman oo markii ugu horeysay u laabatay horyaalka heerka labaad

La Qoray

on

Waxaa Qoray

 

Kooxda kubadda Cagta Elman oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ayaa maanta ka hartay horyaalka koowaad ee Dalka kadib markii ugu horeysay tan iyo markii uu dib u bilowday horyaalka Soomaaliya Dowladii dhexe ee dalka.

Kooxda Elman ayaa ka mid ahayd kooxaha ugu guulaha badan ee Horyaalka dalkeenna.

Kulankii ugu dambeeyey oo ah mid lagu kala saarayay, Elman iyo Jeenyo cidda u laabaneyso horyaalka heerka labaad ee dalka ayaa ka dhacay galabta tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, waxaana cayaartii maanta oo ay u soo daawasho tegeen dadweyne aad u fara badan oo ka kaal yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qeybtii hore ee cayaarta ayaa lagu kala nastay bar bardhac 1-1, waxaana cayaarta qeybtii labaad marka la isku soo laabtay ay labada koox sameeyeen weerar iyo weerar celis oo ay labada dhinacba ku abuureen fursado dahabi ah oo ay goolal ku keeni kareen, balse ugu dambeyn Kooxda Jeenyo ayaa la timid gool taasi oo cayaarta ka dhigtay 2-1 oo ay guusha ku hogaamineysay Jeenyo.

Guud ahaan cayaaarta ayaa ku soo idlaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Kooxda Jeenyo, halka Kooxda Elman ay u laabatay heerka labaad horyaalka Dalka.

sii aqri

Ciyaaraha

Kooxda Paris Saint-Germain oo Ku dhawaaqday Lawareegidda Gool haye Dannarumma

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa goolhayaha reer Talyaani ee Gianluigi Donnarumma.

Gianluigi Donnarumma ayaa u saxiixay Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain, heshiis muddo 5 sano ah, kaasoo gaaraya ilaa iyo xagaaga 2026, kaddib markii uu kaga soo dhaqaaqay naadiga reer Talyaani ee AC Milan.

Ku dhawaaqistan rasmiga ah ee dhameystirka heshiiska Gianluigi Donnarumma ayaa imaanaya dhowr maalmood kaddib markii uu xulkiisa Talyaaniga ku hoggaamiyay hanashada Koobka Qaramada Qaarada Yurub ee Euro 2020.

Gianluigi Donnarumma ayaa si bilaash ah ugu biiray kooxda reer France eeSaint-Germain, kadib markii uu dhacay qandaraaskiisa naadiga AC Milan.

Goolhayaha reer Talyaani ayaa noqday saxiixii afaraad ee kooxda Paris Saint-Germain xagaagan, kaddib xiddigaha kala ah Georginio Wijnaldum, Achraf Hakimi iyo Sergio Ramos.

sii aqri

Ciyaaraha

Rasmi Ramos oo ka tagay Naadiga Real madrid

La Qoray

on

Waxaa Qoray

 kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in Kabtankeeda Sergio Ramos uu  isaga tagayo naadiga marka uu dhammaado qandaraaskiisa.

Laacibkan ayaa haatan soo gabo-gabeynaya 16 sano oo uu xirnaa maaliyadda naadiga Real Madrid  xagaagan.

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa socday wada-xaajood ku aaddan in heshiiska loo kordhiyo difaaca reer  Ispain  balse ugu dambeyn waxaa burburay wada-hadalladaas

saacadaha soo Aadan  ayaa la qorsheeyay inuu xiddiggan qabto shir jaraa’id oo uu ku macsalaameynayo kooxda.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka1 hour ago

Ciidanka dowlada soomalia oo howlgal qorsheysan ka fuliyay dagmada buur hakaba ee gobalka Bay

Wararka1 hour ago

Wafdi Ka Socda dowlada Somalia Oo Maanta Ka Qeyb Galaya Shirka Midowga Afrika Oo Furmaya

Wararka1 hour ago

Wasiirka maaliyada xukumada soomalia Oo UK Kala Hadlay Taageerada Dib-U-Habeynta Hannaanka Dhaqaalaha Dalka

Wararka19 hours ago

Xildhibaan sheegay in Muqdisho laga wado abaabulka qorshe xilka looga tuurayo Laftagareen

Wararka19 hours ago

Maalinta ciribtika iskufuranka haweenka oomuqdisho laguqabtay

Wararka20 hours ago

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyay

Wararka20 hours ago

Sucuudiga Oo Xayiraad Lama Filaan Ah Ku Soo Rogay Soomaaliya

Wararka20 hours ago

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA ERGEY GAAR AH U MAGACAABAY ARRIMAHA ABAARAHA

Wararka2 days ago

Xasan Sheikh Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka Madaxweynaha

Wararka2 days ago

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ammaro Cusub Soo Saaray.

Wararka2 days ago

Madaxweyne Xasan Sheikh Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegaya

Wararka2 weeks ago

Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho

Wararka2 weeks ago

Wararkii ugu Dambeeyay ee Xaaladda Dhuusamareeb.

Wararka2 weeks ago

Guddiga Doorashada Oo Soo Saaray Farriin Ku Socota Dhammaan Musharaxiinta Madaxweynaha

Wararka2 weeks ago

Booliska Oo Shaaciyay Cida Lala Beegsaday Qaraxii Muqdisho & Khasaaraha Ka Dhashay

Wararka2 weeks ago

Faah Faahin: Qarax Is-Miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Wadada Aada Garoonka Aadan Cadde

Wararka2 weeks ago

Hadal-Jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Dalka Oo Maanta Bilaabaneysa

Wararka2 weeks ago

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kormeer Deg Deg ah Ku Tegay Hoolka Doorashada Afisooni.

Wararka2 weeks ago

Beesha Caalamka Oo Taageertay Go’aankii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dalka

Wararka2 weeks ago

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geyneysa Degaannada Galmudug.

Wararka2 weeks ago

Ciidanka Jubbaland Iyo Kuwa DANAB Oo Weerar Ku Qaaday Degaan Ka Tirsan J/Hoose.

Wararka2 weeks ago

Diiwaan-Gelinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Oo Maanta Lasoo Gaba-Gabeynayo.

Wararka2 weeks ago

Farmaajo Oo Qaatay Shahaadada Musharaxnimo Ee Xilka Madaxweynaha.

Wararka6 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Dhegeysi6 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka6 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka5 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka6 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka6 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka6 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English6 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English7 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Dhegeysi1 year ago

Muuqaalo7 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English6 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

Daalaco