Nala soo xiriir

Dhegeysi

Ciidamada dawlada oo sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen sargaal ka tirsan al-shabaab

La Qoray

on

Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo shalay lagu soo bandhigay degmadaas loo soo qaadayo magaalada Muqdisho, si loogu gacan geliyo Hey’adda Nabadsugida Qaranka.

Sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay Cali Yuusuf oo loo yaqaano Cali Ganey ayaa lagu qabtay howl gal ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, kaasoo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel-Shiid oo ku dhow Ceelbuur.

Taliyaha ciidamada dowladda ee ka howl gala Bariga Galgaduud Col. Maxamed Kaahiye Caraale ayaa sheegay in ninkan uu ka tirsanaa saraakiisha ugu waa weyn ee Al-Shabaab, kana howl galayay Galgaduud, isagoo ku eedeeyay inuu dhibaatooyin ku hayay shacabka ku nool deegaano ka tirsan Gobolka.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in sharciga la marsiin doono sarkaalkan, waxaana uu ugu baaqay dhalinyarada kka bar bar dagaalamaya Shabaab inay ka soo baxaan oo ay ku soo biiraan ciidanka dowladda.

Waxaa horay u jiray saraakiil lagu qabtay Galgaduud oo loo soo gacan geliyay hey’adaha ammaanka dowladda, waxaana sarkaalkan dhowaan lagu qabtay duleedka Ceelbuur lagu wadaa in isna loo soo qaado magaalada Muqdisho.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii u dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka waday degmada Ceelbuur, waxaana jiray ciidamo ka baxay Muqdisho oo ku qul qulaya halkaas, si ay ugu tallaabaan bariga gobolka Galgaduud oo Al-Shabaab ku xoogan yihiin.

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Dhegeysi

DHAGEYSI:- WARKA HABEEN STARFM 13.FEB.2022

La Qoray

on

Waxaa Qoray

TABINTA IYO SOOSAARIDDA WARKA HABEEN (fARTUUN AAMUSANE  )

FARSAMADDA (MOWLIID AHMED NUUR).

 

sii aqri

Barnaamijyada

DHAGEYSI:- Barnaamijka Saaka Iyo Starfm

La Qoray

on

Waxaa Qoray

TABINTA IYO SOOSAARIDDA BARNAMIJKA (CABDI RAXMAAN MUKHTAAR)

FARSAMADDA (MOWLIID AHMED NUUR).

 

 

sii aqri

Dhegeysi

Fariinta Wacyigelinta ka hortaga Askareynta Caruuta

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Fariintaan ayaa waxaa ay kaaga timid Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubaland waxaana ay xambaarsantahay Fariin Wacyigelin u ah bulshada Soomaaliyeed kuna saabsan ka hortaga Askareynta Caruurta aan qaangaarin. Wasaaradda ayaa amraysa cid waliba oo ay quseyso in ay ka foojignaato Askareynta caruurta aanan qaangaarin.

Halkaan hoose ka dhageyso Fariinta Wacyigelinta ka hortaga askareynta Caruurta.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka5 days ago

Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho

Wararka5 days ago

Wararkii ugu Dambeeyay ee Xaaladda Dhuusamareeb.

Wararka5 days ago

Guddiga Doorashada Oo Soo Saaray Farriin Ku Socota Dhammaan Musharaxiinta Madaxweynaha

Wararka1 week ago

Booliska Oo Shaaciyay Cida Lala Beegsaday Qaraxii Muqdisho & Khasaaraha Ka Dhashay

Wararka1 week ago

Faah Faahin: Qarax Is-Miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Wadada Aada Garoonka Aadan Cadde

Wararka1 week ago

Hadal-Jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Dalka Oo Maanta Bilaabaneysa

Wararka1 week ago

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kormeer Deg Deg ah Ku Tegay Hoolka Doorashada Afisooni.

Wararka1 week ago

Beesha Caalamka Oo Taageertay Go’aankii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dalka

Wararka1 week ago

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geyneysa Degaannada Galmudug.

Wararka1 week ago

Ciidanka Jubbaland Iyo Kuwa DANAB Oo Weerar Ku Qaaday Degaan Ka Tirsan J/Hoose.

Wararka1 week ago

Diiwaan-Gelinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Oo Maanta Lasoo Gaba-Gabeynayo.

Wararka1 week ago

Farmaajo Oo Qaatay Shahaadada Musharaxnimo Ee Xilka Madaxweynaha.

Wararka2 weeks ago

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa

Wararka2 weeks ago

Guddoomiye Aadan Madoobe Iyo James Swan Oo Ka Shiray Dhameystirka Doorashada.

Wararka2 weeks ago

Golaha Ammaanka ee QM oo si adag uga hadlay weerarkii Ceelbaraf.

Wararka2 weeks ago

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Taliyeyaasha Ciidamada Kala Hadlay Amniga Doorashada

Wararka2 weeks ago

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Kulan La Qaatay Safiirka Imaaraadka.

Wararka2 weeks ago

Ciidanka Xoogga Oo Isku Furay Waddooyin Ay Al-Shabaab Go’doomiyeen Sannado Badan

Wararka4 weeks ago

Jubbaland Oo Maanta Doorashada Golaha Shacabka Kusoo Gaba-Gabeeysay Ceelwaaq

Wararka4 weeks ago

Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland oo Gaaray Ceelwaaq

Wararka4 weeks ago

Hadal jeedinta Musharaxiinta u Taagan Guddoonka Aqalka Sare oo Maanta Bilaabanaysa.

Wararka4 weeks ago

Farmaajo Oo Amar Siiyey Ciidamada Ammaanka Dowladda.

Wararka4 weeks ago

Dawladda Soomaaliya oo Faahfaahisay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Liido.

Wararka6 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Dhegeysi6 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka6 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka5 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka6 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka6 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka6 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English6 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English7 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo7 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

Dhegeysi1 year ago

News In English6 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

Daalaco