Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Horseed.
Barnaamijkan oo ku saabsan Doorka ay Korontada laga dhaliyo tamarta cadceedda ku leedahay dardargelinta adeegyada caafimaadka, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.