Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Horseed.
Barnaamijkan oo ku saabsan Waxtarka ay Farsamada gacanta u leedahay bulshada iyo sida ay u dhiirrigeliso dhaqaalaha dalka, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.