Barnaamijkan oo aad kala socotaan qaar ka mid ah idaacadaha iyo telefishannada dalka ayaa todobaadkan ku saabsan dhismaha wadooyinka iyo sida ay door ugu leeyihiin horumarka dhaqaale, amni iyo bulsho ee dalka.
Waxa aan rabnaa in aan helno Afkaarihiinna ku saabsan su’aashan: “Ma u malenysaa in wadooyinka oo la dhiso ay kaalin wax-ku-ool ah ku leedahay xasilloonida, dhiirrigelinna u tahay dhaqaalaha dalka?”