Barnaamijkan oo aad kala socotaan qaar ka mid ah idaacadaha iyo telefishannada dalka ayaa todobaadkan ku saabsan Doorka ay Korontada laga dhaliyo tamarta cadceedda ku leedahay dardargelinta adeegyada caafimaadka.
Waxa aan rabnaa in aan helno Afkaarihiinna ku saabsan su’aashan: “Sidee ayaad u maleyneysaa in hannaanka Solar ka ee korontada laga dhaliyo tamarta cadceedda uu waxtar ugu leeyahay adeegyada caafimaad?”