Connect with us

Ciyaaraha

Frank Lampard: Chelsea Waxay U Baahan Tahay Shan Saxiix Si Ay Ugu Soo Laabato Heerkii Caadiga Ahaa Ee Lagu Yaqaanay

Published

on

Halyeeyga kooxda Chelsea ee Franka Lampard ayaa qaba in kooxdiisi hore ee Blues ay u baahan tahay ugu yaraan afar saxiix si ay ugu soo laabtaan heerkoodii caadiga ahaa kadib xili ciyaareed madow oo ay dhex maquuranaayaan.

Lampard oo ah xidiga ugu goolashada badna taariikhda kooxdaan ayaa yiri: “Marka aan qiimeeyay qaar kamid ah kulamadii aan daawaday xiligii Chrismas ka (Ciida Gaalada), waxaan filayaa iney u baahan iney helaan saxixyo hore u dhaqaajiya”.

“Iwaa wax qariib ah waxa dhacay, sanad ka hor waxay aaminsanaayeen iney heystaan koox weyn oo xoogan, hadii ay hal ama labo ciyaariyahan ku soo darsadaana iney heer sare gaari kareen, macquul ma aha xaalka ay hada ku jiraan, waxay u baahan yihiin dib u habeyn, waxay u baahan yihiin saxiixyo cusub iyo in ciyaartooyda qaar la badalo”.

download (1)

download

images (1)

images

Super Frank ninka lagu naaneeso ayaa intaa ku daray “Waxay ila tahay in xagaaga ay sameyn doonaan dib u habeyn, waxaan filanayaa sadex, afar ama shan ciyaartooy oo cusub oo boosas badna kooxda ka xoojiya, uma aanan baran inaan aragno Chelsea oo ku jirta 14aad, waxaan aad nasiib ugu lahaa in waayihii ugu quruxda badnaa ee kooxda aan qeyb kasoo ahaa, xili ciyaareed xun waxaa noo ahaa inaan ku jirno labaadm sadexaad ama afaraad, laakin kan waxaan ku tilmaami karaa mid argagax leh”.

Continue Reading

Ciyaaraha

Kooxda Elman oo markii ugu horeysay u laabatay horyaalka heerka labaad

Published

on

 

Kooxda kubadda Cagta Elman oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn ee Soomaaliya ayaa maanta ka hartay horyaalka koowaad ee Dalka kadib markii ugu horeysay tan iyo markii uu dib u bilowday horyaalka Soomaaliya Dowladii dhexe ee dalka.

Kooxda Elman ayaa ka mid ahayd kooxaha ugu guulaha badan ee Horyaalka dalkeenna.

Kulankii ugu dambeeyey oo ah mid lagu kala saarayay, Elman iyo Jeenyo cidda u laabaneyso horyaalka heerka labaad ee dalka ayaa ka dhacay galabta tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, waxaana cayaartii maanta oo ay u soo daawasho tegeen dadweyne aad u fara badan oo ka kaal yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qeybtii hore ee cayaarta ayaa lagu kala nastay bar bardhac 1-1, waxaana cayaarta qeybtii labaad marka la isku soo laabtay ay labada koox sameeyeen weerar iyo weerar celis oo ay labada dhinacba ku abuureen fursado dahabi ah oo ay goolal ku keeni kareen, balse ugu dambeyn Kooxda Jeenyo ayaa la timid gool taasi oo cayaarta ka dhigtay 2-1 oo ay guusha ku hogaamineysay Jeenyo.

Guud ahaan cayaaarta ayaa ku soo idlaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday Kooxda Jeenyo, halka Kooxda Elman ay u laabatay heerka labaad horyaalka Dalka.

Continue Reading

Ciyaaraha

Kooxda Paris Saint-Germain oo Ku dhawaaqday Lawareegidda Gool haye Dannarumma

Published

on

Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa goolhayaha reer Talyaani ee Gianluigi Donnarumma.

Gianluigi Donnarumma ayaa u saxiixay Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain, heshiis muddo 5 sano ah, kaasoo gaaraya ilaa iyo xagaaga 2026, kaddib markii uu kaga soo dhaqaaqay naadiga reer Talyaani ee AC Milan.

Ku dhawaaqistan rasmiga ah ee dhameystirka heshiiska Gianluigi Donnarumma ayaa imaanaya dhowr maalmood kaddib markii uu xulkiisa Talyaaniga ku hoggaamiyay hanashada Koobka Qaramada Qaarada Yurub ee Euro 2020.

Gianluigi Donnarumma ayaa si bilaash ah ugu biiray kooxda reer France eeSaint-Germain, kadib markii uu dhacay qandaraaskiisa naadiga AC Milan.

Goolhayaha reer Talyaani ayaa noqday saxiixii afaraad ee kooxda Paris Saint-Germain xagaagan, kaddib xiddigaha kala ah Georginio Wijnaldum, Achraf Hakimi iyo Sergio Ramos.

Continue Reading

Ciyaaraha

Rasmi Ramos oo ka tagay Naadiga Real madrid

Published

on

 kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in Kabtankeeda Sergio Ramos uu  isaga tagayo naadiga marka uu dhammaado qandaraaskiisa.

Laacibkan ayaa haatan soo gabo-gabeynaya 16 sano oo uu xirnaa maaliyadda naadiga Real Madrid  xagaagan.

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa socday wada-xaajood ku aaddan in heshiiska loo kordhiyo difaaca reer  Ispain  balse ugu dambeyn waxaa burburay wada-hadalladaas

saacadaha soo Aadan  ayaa la qorsheeyay inuu xiddiggan qabto shir jaraa’id oo uu ku macsalaameynayo kooxda.

Continue Reading
Advertisement Starfmsomalia
Wararka2 weeks ago

Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor oo Tababar logu Soo Xiray Muqdisho.

Wararka2 weeks ago

Guddoomiye Madaale oo kormeeray Kontrolo ku yaalla degmooyinka Muqdisho

Wararka2 weeks ago

Nin Muqdisho Ku Dilay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Uganda Oo isna la Toogtay.

News In English2 weeks ago

SNA kills over 20 Al-Shabaab militants killed in Awdhegle district

News In English2 weeks ago

Security officials launch investigation as inter-clan conflicts plague Galkayo

Wararka2 weeks ago

Duqeyn Ka Dhacday Galgaduud Oo Dad Rayid ah Waxyeelo Ka Soo Gaareen.

Wararka2 weeks ago

Axmed Madoobe Oo Qaabilay Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Faderaalka Soomaaliya.

Wararka2 weeks ago

Dagaal Maanta ka Dhacay Degmada Owdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Wararka2 weeks ago

Tirada dadka ku dhintay Dhul-gariirkii Morocco oo gaartay 2 kun oo Qof

Wararka3 weeks ago

Ra’iisul Wasaare Hamza Ayaa kulan Laqatay Saraakiil ka tirsan CXD Oo Tababar Uga Soconayo Dalka Qatar.

Wararka3 weeks ago

Labada Masuul Ee ugu Saraysa Maamulka Galmudug Oo Khilaaf Xoogan Soo Kala Dhexgalay.

Wararka3 weeks ago

Dhul-gariir Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ku Dhuftay Dalka Marocco.

Wararka3 weeks ago

Madaxweyne Cali Guudlaawe Oo Abaabulka Dagaalka Ka Dhanka ah Al-Shabaab Kawada Shabeelada Dhexe.

Wararka3 weeks ago

Balaarinta xubnaha BRICS- Afrika iyo Galbeedka Ma Waxay U Tahay Isku-dheellitir Awoodeed Ama Is-jiidjiid Cusub?

Wararka3 weeks ago

Rag Hubeysan Oo Xalay Xirtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Caabudwaaq.

Wararka3 weeks ago

Somalia iyo Itoobiya Oo Muqdisho Ku Kala Saxiixday Heshiisyo Cusub.

Wararka3 weeks ago

Soomaalidii ugu badneyd oo laga soo masaafurinayo Canada & sababta keentay

Wararka3 weeks ago

Golaha Ammaanka QM Oo Go’aan Ka Gaaray Dhoofinta Dhuxusha Soomaaliya.

Wararka3 weeks ago

Ciidamada Dowladda Oo Degaano Horleh kala Wareegay Al-Shabaab.

Wararka3 weeks ago

Dawlada Soomaaliya Oo Ciidamo Fara badan u Daabulaysa Gabalka Galgaduud.

Wararka3 weeks ago

RW Xamsa Cabdi Barre iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo u Dhoofay Qatar.

Wararka3 weeks ago

Al-Shabaab Oo Weerar ku Qaaday Daaru-nicma Ee Gobalka Shabeelada Dhexe.

Wararka2 months ago

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo safar ku tegay Gobolka Gedo

Dhegeysi8 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka7 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi8 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka8 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka7 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka8 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Dhegeysi3 years ago

News In English12 months ago

Somalia’s President defends his PhD thesis at UPEACE as the University’s program is praised at the UNGA77th Session in New York and UPEACE 34th Council meeting in Geneva.

Wararka7 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Wararka7 years ago

Qaar Kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo baaq deg deg u diray Golaha Ammaanka ee QM

Dhegeysi8 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka6 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka7 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

News In English8 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka6 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English8 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Muuqaalo8 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

Wararka6 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

News In English6 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English8 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

Wararka5 years ago

Nin Soomaali ah oo weerar mindi loo adeegsaday ka geystay masaajid ku yaal Cape Town

News In English6 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English6 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Daalaco