Connect with us

Wararka

Madaxweynaha Galmudug Cabdkariin Xuseen oo amaanay ciidamada Galmudug

Published

on

Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Cabdkariin Xuseen Guuleed ayaa ku amaanay ciidamada maamul goboleedka Galmudug la waeegida ay la wareegeen deegaanada Camaara iyo Bacaad weyn oo toddobaadkii hore ay qabsadeen ururka Alshabaab.

Madaxweyne Guled ayaa ugu baaqay shacabka iyo Beesha Caalamka inay ka shaqeeyaan nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale Madaxweynaha Galmudug waxa uu sheegay in ay dhowaan ay la wareegi doonaan deegaanada ay maamulaan wax uu ugu yeeray kooxaha nabad diidka.

Deegaano ka mid ah Galmudug ayaa waxaa gacanta ku haya deegaano ka mid ah ururka Alshabaab iyo ururka Ahlu Sunna oo diidan maamulka Galmudug.

Warsaxaafadeedka uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u qornaa sidan:-

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Dowlad Goboleedka GalMudug ee Soomaaliya

War-saxaafadeed

Madaxweynaha GalMudug oo ciidamada ku ammaanay sifeynta kooxaha nabad-diidka ee tuulooyinka Camaara iyo Bacaadweyn, shacabkana ugu baaqay dib u heshiisiin iyo nabadeyn

13 October 2015 – Madaxweynaha Dowladda GalMudug ee Soomaaliya, Mudane Cabdikarim Xuseen Guled, ayaa ammaanay ciidamada GalMudug oo deegaanada Camaara iyo Bacaadweyn maanta ka saaray kooxaha nabad-diidka ah. Madaxweyne Guled ayaa yiri “Ciidamada GalMudug guushii maanta ay ka gaareen deegaanada Camaara iyo Bacaadweyn waa bilowga qorshaha kooxaha argagaxisada ah looga sifeynayo dhammaan deegaanada GalMudug, waxeyna mudan yihiin ammaan dhiirigelin iyo in laga taageero howlgalka soo celinta amniga iyo nabadeynta.”

Madaxweynaha GalMudug ayaa xusay inay muhiim tahay in laga wada qeybgalo dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagaxisada oo ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ay howlgalka kaalin muhiim ah ka qaataan. Madaxweynaha oo arrinkan ka hadlaya ayaa yiri “Ciidamada GalMudug keligood kuma filna dagaalka lagula jiro kooxaha argagaxisada, waxaana muhiim ah in la iska kaashado oo ciidamda Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ay deegaanka GalMudug u soo gurmadaan si howlgalka u noqdo mid miro dhala oo u horseeda amni waara iyo xasilooni ka dhalata deegaanda GalMudug.”

Madaxweynaha oo ka hadlaya qorshaha xasilinta ayaa sheegay inay jiraan deegaano fara ku turis ah oo loo baahanyahay in si deg-deg ah looga howlgalo. Madaxweyne Guled ayaa yiri “Dowladda GalMudug waxaa ka go’an in dhamaadka sanadka 2015 dhammaan deegaanada GalMudug ay gacanta Dowladda soo galaan oo kooxaha nabad-diidka laga saaro. Deegaanadaas haray ayaa waxaa ka mid ah Xarardheere Ceeldheer iyo Galhareri.”

Madaxweynaha GalMudug ayaa sidoo kale sheegay in shacabka GalMudug ay si aad ah u garab istaageen ciidamada. Madaxweyne Guled ayaa yiri “Waxaan shacabka GalMudug uga mahadcelinayaa taageeradooda joogtada ah oo ay u hayaan ciidamada iyo Dowladda Galmdug. Waxaana shacabka ugu baaqayaa inay taageeradooda sii xoojiyaan, isla markaasna ay u gurmadaan wallaalahooda ku waxyeeloobay dagaaladii maanta. Sidoo kale waxaan ugu baaqayaa shacabka ay ciidamada kala shaqeeyaan sugida amniga iyo nabadeynta.”

Camaara iyo Bacaadweyn ayaa ah goobo istraatejiyad ah oo u dhaxeeya degmooyinka Cadaado iyo Hobyo oo labadaba muhiim u ah GalMudug. Madaxweyne GalMudug ayaa yiri “Howlgalka maanta waa bilowga qorshaha xasilinta deegaanada GalMudug bacdamaa aan mudnaanta koowaad siinay amniga iyo nabadeynta deegaanada GalMudug. Camaara iyo Bacaadweyn waa tuulooyin muhiim u ah deegaanka oo goobo istraatejiyad ah ku yaala, waxaana rajeynayaa in shacabka deegaanka gaar ahaan ganacsatada ay ka faa’iideysan doonaan fursadan goobaha istraatejiyada ah loogu soo celinayo gacanta shacabka iyo Dowladda GalMudug.”

Madaxweyne Guled ayaa ugu danbeyntii ugu baaqay shacabka iyo Beesha Caalamka inay ka shaqeeyaan nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta. Madaxweynaha ayaa yiri “Soo celinta amniga iyo nabadeynta deegaanka waa in marka hore kooxaha nabad-diidka ah ee diidan nidaamka iyo dowladnimada laga xorreeyo goobaha ay ku harsan yihiin. Qorshaha Dowladda GalMudug ayaa ah in cid allaale iyo cidii nabada ogol loo fidiyo gacan nabadeed iyo dib u heshiisiineed. Sidaas daraadeed, waxaa muhiim ah in Beesha Caalamka ay mudnaan gaar ah siiso amniga iyo nabadeynta GalMudug oo ay nala soo gaaraan kaalmo suurtogelisa in shacabka deegaanka ay u helaan amni iyo nabadeyn la isk haleyn karo. Madaxweynaha ayaa ugu baaqey dhalinyarada la marin habaabiyey inay fahmaan inay heystaan fursad ay qoryaha isaga dhigaan oo ay nabadda ku-qaataan. Waxaana ugu baaqayaa shacabka inay kaalintooda ka qaataan sidii wiilashooda ay nabada u qaadan lahaayeen. Sidoo kale shacabka deegaanka waxaan ugu baaqayaa inay dowladda kala shaqeeyaan dib-u-heshiisiinta oo furo u ah horumarka iyo nabadeynta GalMudug.”

DHAMAAD

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo hor-kacayay Wafdi Ka kala socday Wasaaradda Waxbarashada XFS.

Published

on

Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo hor-kacayay Wafdi Ka kala socday Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare XFS, Wasaaradda Arimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah XFS ,Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta,iyo sidoo kale Xubno ka socday Jamacadda Umadda Soomaaliyeed ayaa Magaalada Trieste ee Dalka Talyaaniga kaga qeyb galay Shir looga hadlaayay ,Magaaleynta taariikhda dhaqanka ee Muqdisho ,Dhaqaalaha badda ee rajada horumarka ee Soomaaliya,

Iyo Wax ka qabashada Caqabadaha Magaalada, Dhaqaalaha, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Caafimaadka Bulshada.

Shirka oo Socday muddo sedax Cisho ah

Waxaa Soo qabanqaabiyay guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Trieste Dr Ahmed Fiqi Cilmi

Intaas kadib Guddoomiyaha ayaa Xariga ka jaray bandhig sawireedkii hore ee Muqdisho iyo horumarkeeda taariikheed ee Magaalo ahaan Waxa uuna ka Sheekeeyay Guddoomiyaha Xiriirka soo jireenka ah ee Dowladda talyaaniga iyo Dowladda Soomaaliya ay leeyahiin loona baahanyahy ayuu yari’ in la soo nooleeyo Taariikhayadii barisamaadkii hore, xarig Jarkaan bandhig sawireedkii hore waxa uu xasuuus gaar ah galinayaa waaya joogii hore ee Soomaaliya;

Ugudanbeeyntii guddoomiyaha waxa uu si gaar ah ugu Mahadceliyay Jaaliyadda soomaaliyeed ee soo qaban qaabisay shirkaan oo u ugu Horeeyo guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Trieste Dr Ahmed Fiqi Cilmi.

DHAMAAAD

Continue Reading

Wararka

Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya

Published

on

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya

u qaabilsan Geeska Afrika Mudane Vladimir Orlié oo maanta soo gaaray Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ka dhaxeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Seerbiya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo Ergeyga ka guddoomay dhambaal uu ka waday Madaxweynaha Seerbiya Mudane Aleksandar Vučić, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Seerbiya garab istaagga iyo taageerada ay u muujisay Soomaaliya, gaar ahaan dib-u-dhiska ciidanka Qaranka oo xilligaan muhiim u ah dalka.

Dhankiisana, Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya ee Geeska Afrika ayaa ku bogaadiyey dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed guulaha ay ka gaareen dowlad-dhiska iyo horumarinta Soomaaliya, waxa uuna xusay miro-dhalka dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab iyo deegaannada laga xoreeyey.

Continue Reading

Barnaamijyo Isbuucle

Maalinta Suuqgeynta ee Shirkada HornAgro

Published

on

content/uploads/2024/02/GFXaaRmPCV743kYBAPemDOLTdQ0-bmdjAAAF-1.mp4″>
Continue Reading
Advertisement Starfmsomalia
Wararka1 month ago

Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo hor-kacayay Wafdi Ka kala socday Wasaaradda Waxbarashada XFS.

Wararka1 month ago

Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya

Barnaamijyo Isbuucle3 months ago

Maalinta Bandhiga iyo Wacyigelinta HornAgro

Barnaamijyo Isbuucle3 months ago

Maalinta Suuqgeynta ee Shirkada HornAgro

Wararka4 months ago

How to choose a Trustworthy Marriage Agency in Europe

Wararka4 months ago

How to Select an Online Marriage Agency

Wararka4 months ago

The Characteristics of a Nice Family

Barnaamijyo Isbuucle4 months ago

Shirkada HornAgro oo Tuulooyinka Hoostaga Kismayo Bandhiga Maalinta Suuqgeynta ku qabatay.

Wararka4 months ago

The Qualities of a Devout Wife

Wararka5 months ago

Dating Advice for Singles: How to Increase your chances of Finding Love

Wararka5 months ago

Best Contest for Women to Wed

Wararka5 months ago

East European Women of all ages Are Getting yourself ready for Marriage

Wararka5 months ago

What Are the Best Internet dating Websites?

Wararka6 months ago

Through Playful Banter, flirting

Wararka6 months ago

What to expect on a Sugar Daddy’s initial meeting

Online dating6 months ago

Asian bride rituals

Online dating6 months ago

Italian ceremony customs

Wararka7 months ago

Achieving Romanian Birdes-to-be and Their Overseas Husbands

Online dating7 months ago

Should i get Married to a Colombian Woman?

Wararka7 months ago

Diverse Sugar Relationship Sorts

Wararka7 months ago

Agreements

Wararka7 months ago

Understanding the Importance of Contracts: From Taxation Office Enterprise Agreements to Ceasefire Agreements

Wararka7 months ago

Unique Article: The Impact of Various Agreements in Today’s World

Dhegeysi8 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka8 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi8 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka8 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka7 years ago

Qaar Kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo baaq deg deg u diray Golaha Ammaanka ee QM

Wararka7 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka8 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

News In English2 years ago

Somalia’s President defends his PhD thesis at UPEACE as the University’s program is praised at the UNGA77th Session in New York and UPEACE 34th Council meeting in Geneva.

Dhegeysi3 years ago

Wararka8 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi8 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka6 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka8 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka6 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

Wararka3 years ago

Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Ka Dhacday Gobolka Mudug.

News In English8 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka5 months ago

Dating Advice for Singles: How to Increase your chances of Finding Love

News In English9 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Muuqaalo9 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

Wararka6 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

News In English6 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English6 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English8 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

Daalaco


Notice: ob_end_flush(): failed to send buffer of zlib output compression (0) in /home/satar8/public_html/wp-includes/functions.php on line 5420