Nala soo xiriir

Wararka

Madaxweyne Xasan oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjire Prof Sam Tulya Muhika.

La Qoray

on

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Jamhuuriyadda Uganda u fadhin doona dalka Danjire Prof Sam Tulya Muhika.

Madaxweynaha ayaa danjiraha u xaqiijiyey in Soomaaliya ay si buuxda ula shaqeyn doonto, una fududeyn doonto xil gudashadiisa.

Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa sidoo kale ka wadahadley xoojinta iyo iskaashiga labada dal, siiba dhinacyada tababarka ciidammada, tababarka shaqaalaha rayidka, dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo waxbarashada.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa danjiraha ka codsadey inuu salaan iyo mahad celin ka gaarsiiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Yoweri Museveni.

Danjire Prof Sam Tulya Muhika, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu dalkiisa wakiil uga noqdo, isagoo ballanqaaday inuu ka shaqeyn doono wadashaqeynta labada dal.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibedda, Axmed Cali Kadiye iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac

tulya_2

tulya_3

tulya_1

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Wararka

Madaxweynaha Dalka oo Bogaadiyay Dadaaladda Xukuumadda ee awood siinta ganacsatada Soomaliyeed

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah oo loo iib geeyo waxsoosaarka dalkeenna ay kor uqaadeyso dhaqaalaha dalka, fursadaha shaqaaleysiinta dhallinyarada iyo heer nololeedka shacabkeenna.
Madaxweynaha oo warbixin ka dhageystay Wasiirrada Wasaaradaha, Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame, Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Durraan Axmed Faarax ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in ganacsiga kala dhexeeya dalkeenna dalalka dariska uu ku saleysan yahay isu dheellitirnaan iyo waxwada qabsi , iyada oo ganacsatada Soomaaliyeed ay helayaan dheef-dhaqaale oo u dhiganta tan dhiggooda badeecadaha keensada dalka.
Maamulaha Shirkadda dhoofisay Kalluunka maanta loo iib geeyey Itoobiya ee qeybta ka ah is-dhaafsiga dhaqaale ee Labada dal Mudane Maxamed Ibraahim Cali (Cajiib) oo kulanka ka qeyb galay ayaa uga mahadceliyey Madaxda dalka mudnaanta ay siinayaan xal u helista caqabadaha ku xeeran ganacsatada Soomaaliyeed oo ay ugu horreyso suuq-geynta heer gobol iyo jaangooynta fursadaha.
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame iyo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Durraan Axmed Faarax ayaa sheegay in fursadaha iskaashiga ganacsi ee dalalka dariska ah ay barbar socdaan dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, isu dheellitirka ganacsiga aan la wadaagno dalalka dariska ah iyo xoojinta wax-soosaarka, taas oo suurta gelinaysa in dalagyada iyo wax-soosaarka dalka ay ka muuqdaan suuqyada dalalka Gobolka.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey suuqa ganacsi ee u soo kordhay kalluumaysatada Soomaaliyeed, waxa uuna xaqiijiyey in la joogo waqtigii aynu kula tartami lahayn dalalka gobolka waxsoosaarka gudaha dalkeenna.

sii aqri

Wararka

Madaxweynaha maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed oo Bulshada Waajid kala hadlay furitaanka wadooyinka uxiran Al-shabaab

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Madaxweynaha Maamul  Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Madaxweynaha oo degmada Waajid u tegay ka qeyb galka munaasabad lagu Caleema saarayo Guddoonka & Golaha degaanka degmadaas ayaa sii wadi doonada kulamada oo ah kuwo lagu ogaanayo xaaladaha kajirra degmada Waajid.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur galbeed Maxamed ayaa sheegay in kulanka uu Madaxweyne laftagareen Bulshada deggmada ka xog wareystay xaaladaha kajira degmada.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Waajid ay madaxweynaha Koonfur Galbeed u gudbiyeen baahiyaha dhinaca amniga iyo caqabadaha kale ee heysta & in Ciidamadii horay loo qarameeyay ee ku sugan degmada inay helaan xaquuqdooda.

Ugu dambeyn Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur galbeed Maxamed ayaa sheegay in n kulanka diirada lagu saaray sidii go’doonka looga qaadi lahaa degmada waajid, sigaar ah sidii loo furi lahaa wadada xiriirisa Magalada Baydhabo & degmada Waajid.

Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinka Gobolkaas ee u go’doonsan Al-Shabaab, waxaana Bulshada ku nool degmadaas heysta dhibaatooyin kala duwan oo dhinaca Amniga ah .

sii aqri

Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Taagero Ka Helay Turkiga.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Guddoomiye -xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini iyo xoghayaha guud ee gobolka Banaadir Mudane Xiireey Axmed Rooble ayaa kulan gaar  Magaalada Istanbul kula qaatay  Madaxweynaha Ururka shaqaalaha Dawladaha hoose ee Turkiga MR. Levent Uslu kulankaas oo diiradda lagu saaray Xaaladda horumarineed ee Muqdisho, marxalidihii kala duwanaa iyo xalligii adkaa ay Magaalada soo martay, waxaa halkaasi laga xusay in ay muhiimad gaar ah leedahay garab istaagga D/Hoose ee Muqdisho si hadafka Maamulka ee adeeg bixinta iyo u adeegidda Shacabka loogu guuleysto.

Ssidoo kale Madaxweynaha Ururka shaqaalaha Dawladaha hoose ee Turkiga Mudane Levent Uslu, oo ay hoos timaado 1400 D.hoose shaqaalaheeda ayaa ballan qaaday arima ay kamid ahaayeen.

  1. isku xirka Dawladda Hoose ee Muqdisho iyo Dawladaha hoose ee kala ah a) Konya b) Bursa
  2. Waxaa isla kulanka lagu ballan qaaday in Waaxda Dab-damiska D. hoose ee Muqdisho laga taageero kor u qaadida xirfadaha iyo aqoonta Saraakiisha iyo hawl-wadeenadda Waaxda.
  3. Waxaa leysla gartay in La xoojiyo xiriirka labada hey’adood ee Muqdisho iyo Midowga shaqaalaha Dawladaha hoose ee Turkiga.
  4. Deg deg in loo diyaariyo heshiis ay kala saxiixan doonaan Maamulka D. hoose ee Muqdisho iyo Midowga Dalwadaha Hoose ee Turkiga.
  5. Madaxweynaha Midowga ayaa sidoo kale ballan qaaday tababradda shaqaalaha D.hoose ee Muqdisho si ay u hantaan hawlaha baaxadda leh ee horyaalla.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka8 hours ago

Madaxweynaha Dalka oo Bogaadiyay Dadaaladda Xukuumadda ee awood siinta ganacsatada Soomaliyeed

Wararka21 hours ago

Madaxweynaha maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed oo Bulshada Waajid kala hadlay furitaanka wadooyinka uxiran Al-shabaab

Wararka2 days ago

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Taagero Ka Helay Turkiga.

Wararka2 days ago

Lafta-gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ayaa Gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Wararka2 days ago

Janan Ayaa Safar ugu Ambabaxay Dalka Itoobiya.

Wararka2 days ago

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Oo Gaaray Cadaado.

Wararka2 days ago

Madaxweyne Farmaajo Oo Hadbalyo U diray Antonio Guterres.

Wararka2 days ago

Madaxweynaha Soomaaliland Oo Maanta Daah-Furay Imtixaanaadka Shahaadiga.

Wararka2 days ago

Muwaadinka Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Wararka2 days ago

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galaysa Shurka Antalya.

Wararka2 days ago

Madaaxweynaha Wadanka Nigeria oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Boko Haraam

Wararka3 days ago

Madaxweynaha Maamulka Jubland oo Gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada .

Wararka4 days ago

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Daqliga gobolka Banaadir

Wararka4 days ago

Barlamaanka maamulka Puntland oo dood kayeelanaya Shirkadda DP world

Wararka4 days ago

Madaxweynaha Dalka oo ku wajahan Turkyga

Ciyaaraha4 days ago

Rasmi Ramos oo ka tagay Naadiga Real madrid

Wararka4 days ago

Wasiiradda Arimaha Dibadda Somaliya iyo kan Knya oo Wada Hadlay

Wararka4 days ago

qasaaro dhimasho Iyo Dhaawac ka dhashay Shil gaari oo K dhacay Dowlad Deegaanka Soomalida

Wararka5 days ago

Boob Ganacsi oo loo geestay Ganasato Itoobiyaan ah , Iyo walaac soo wajahay Soomalida kunool Dalkaasi .

Ciyaaraha5 days ago

Tawabaraha Xulka Qaranka somaliya oo shaqada laga eryay .

Wararka5 days ago

Ra’iisul WasaarahaDalka oo Xalay Isbitaalka ku booqday dhallinyaro ku dhaawacantay qarax shalay ka dhacay xerada Ciidanka ee Gen.Dhegabadan.

Wararka6 days ago

Ciidamo Ka Tirsan AMISOM Oo Lagu Weeraray Shabeelada Hoose.

Wararka6 days ago

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Ka Warbixiyey Qaraxii Maanta Dhacay.

Wararka5 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi5 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi5 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka5 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka4 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka5 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka5 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka3 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka5 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka3 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English5 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

News In English6 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada3 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

News In English3 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco