Connect with us

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh “Colaada Gaalkacyo Qarni ka badan ayay jirtaa, shalay iyo maanta ma dhalan”

Published

on

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in dowladda Federaalka ay hurineyso dagaalka Gaalkacyo, kaddib markii Maamulka Puntland uu ku eedeeyay in dowladda ay qeyb ka tahay dagaalka, gacanna ay siineyso Galmudug.

Wareysi uu Madaxweynuhu siiyay Telefishinka Universal ayuu ku sheegay in aanay wax door ah ku laheyn dowladda dagaalka Gaalkacyo, isagoo tilmaamay in horay uga codsadeen labada dhinac in dagaalka la joojiyo.

“Meel ay dowladda colaad ku hurisay ma irto, wax door ahna kuma lahan, cid ay qalbi kala jirto dowladda Soomaaliya ma jirto, dhowr jeer ayaa ka codsanay in dagaalka la joojiyo, waxaa ka shaqeynay heshiiskii December oo Beesha Caalamka goob joog ka aheyd”ayuu yiri Madaxweynaha.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib u soo cusboonaado colaada Gaalkacyo ay sabab u tahay dib u dhac ku yimid dhaqan gelinta heshiiskii December.

“In Colaada Gaalkacyo dib u soo cusboonaato waxaa sabab u ah dhaqan gelintii heshiiskii December oo dib u dhac ku yimid, dib u dhiciisa ayaa keentay in colaada dib u soo laabato”ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa sheegay in colaada Gaalkacyo ay jirto qarni ka badan, isla markaana aanay aheyn dagaal maanta ama shalay soo bilowday, isagoo soo hadal qaaday heshiisyadii ay horay u gaareen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahu Yuusuf Axmed iyo Jen, Ceydiid ee lagu dhameynayay colaada Gaalkacyo.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday heshiiskii 1960-kii ee Imaad Cumar hoggaaminayay, isagoo mar kale sheegay in muhiim tahay in la xaliyo waxyaabaha ay kala tabanayaan labada dhinac, isla markaana uu waajib ka saaran yahay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal siyaasadeysan oo diimeysan lagu soo qaaday, isla markaana ujeedka yahay in lagu boobo dhulkooda, iyadoo ku eedeeyay dowladda Federaalka inay qeyb ka tahay dagaalka.

Heshiisyo ay dhowaan sheegtay dowladda Itoobiya in laga gaaray dagaalka Gaalkacyo ayaa shaqeyn waayay, sidoo kale heshiis ay ka soo shaqeysay Imaaraadka carabta oo ay kala dhex dhigtay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa dhaqan geli waayay.

Continue Reading

Wararka

Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor oo Tababar logu Soo Xiray Muqdisho.

Published

on

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdinuur Daahir Fiidow ayaa dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Turk-Som tababar ugu soo xiray Ururka 12-aad ciidanka Gorgor ee CXDS kuwaas oo ku biiri doona guutada 18-aad ee Ciidanka.

Ciidamadan oo ah kuwo qaba tababar dhammeystiran ayaa ku biiri doona hawlgalada ay ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanku dalka kaga saari lahaayeen Alshabaab.

Wasiiru dowlaha ayaa kaga mahad celiyay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud sida ay kaga go’antahay dhismaha ciidan qaran oo awood u leh difaaca Dalka, Dadka iyo Diinta.

Wasiir Cabdinuur oo bogaadiyay dadaalada ciidanka qaranka ayaa sidoo kale u mahadceliyay macalimiinta dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga iyo macalimiinta Soomaaliyeed ee juhdiga ku bixiyay Ciidankan intii uu tababarka socday.

Continue Reading

Wararka

Guddoomiye Madaale oo kormeeray Kontrolo ku yaalla degmooyinka Muqdisho

Published

on

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xalay kormeer ku saabsan u kuur galida sugida Amniga Caasimadda ku tagay baraha Kontorol ee ku yaala Degmooyinka xiga qeybta Bari ee Magaalada Muqdisho.

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale ayaa mid mid u booqday baraha Koontarool ee laga soogalo dhinaca Bari, asigoona halkaasi warbixino Amniga quseeya kaga dhageystay saraakiisha iyo ciidankii uu kula kulmay goobihii uu booqday, waxa uuna ku dhiirageliyay sida ay had iyo jeer heeganka ugu yihiin sugida amniga iyo ka hortaga falalka amni darro,

 

Continue Reading

Wararka

Nin Muqdisho Ku Dilay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Uganda Oo isna la Toogtay.

Published

on

Faah faahino ayaa laga helayaa dil goor dhow ka dhacay albaabka laga galo Xarunta xerada Xalane gaar ahaan dhanka xiga Madiina Gate ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay kusoo warrameen in dilka hore uu Muwaadin Soomaali ah u geystay Askari ka tirsanaa ciidanka Uganda ee ku sugan albaabka laga galo Madiina Gate.

Dilkaan ayaa waxaa uu ka danbeeyay, kadib markii Muwaadinka Soomaaliga iyo Askariga uu soo kala dhex-galay muran kooban oo markii dambe sababay in Ninka Soomaaliga uu tooreey ku dhufto Askariga oo durbadii dhintay.

Intaas kadib ayaa waxaa la sheegay in ciidanka UPDF ee jooga Madiina Gate ay iyaguna toogasho ku dileen Muwaadinka Soomaaliga ahaa ee dilka geystay, kadib markii uu isku dayay inuu halkaasi ka baxsado.

Goobta ay dilalka ka dhaceen ayaa waxaa ka taagan xiisad, waxaana wararkii ugu danbeeyay ee la helayo ay sheegayaan in la xanibay dhaqdhaqaaqa Madina Gate halkaasi oo ciidamo fara badan ay soo buux dhaafiyeen.

Continue Reading
Advertisement Starfmsomalia
Wararka2 weeks ago

Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor oo Tababar logu Soo Xiray Muqdisho.

Wararka2 weeks ago

Guddoomiye Madaale oo kormeeray Kontrolo ku yaalla degmooyinka Muqdisho

Wararka2 weeks ago

Nin Muqdisho Ku Dilay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Uganda Oo isna la Toogtay.

News In English2 weeks ago

SNA kills over 20 Al-Shabaab militants killed in Awdhegle district

News In English2 weeks ago

Security officials launch investigation as inter-clan conflicts plague Galkayo

Wararka2 weeks ago

Duqeyn Ka Dhacday Galgaduud Oo Dad Rayid ah Waxyeelo Ka Soo Gaareen.

Wararka2 weeks ago

Axmed Madoobe Oo Qaabilay Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Faderaalka Soomaaliya.

Wararka2 weeks ago

Dagaal Maanta ka Dhacay Degmada Owdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Wararka2 weeks ago

Tirada dadka ku dhintay Dhul-gariirkii Morocco oo gaartay 2 kun oo Qof

Wararka3 weeks ago

Ra’iisul Wasaare Hamza Ayaa kulan Laqatay Saraakiil ka tirsan CXD Oo Tababar Uga Soconayo Dalka Qatar.

Wararka3 weeks ago

Labada Masuul Ee ugu Saraysa Maamulka Galmudug Oo Khilaaf Xoogan Soo Kala Dhexgalay.

Wararka3 weeks ago

Dhul-gariir Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ku Dhuftay Dalka Marocco.

Wararka3 weeks ago

Madaxweyne Cali Guudlaawe Oo Abaabulka Dagaalka Ka Dhanka ah Al-Shabaab Kawada Shabeelada Dhexe.

Wararka3 weeks ago

Balaarinta xubnaha BRICS- Afrika iyo Galbeedka Ma Waxay U Tahay Isku-dheellitir Awoodeed Ama Is-jiidjiid Cusub?

Wararka3 weeks ago

Rag Hubeysan Oo Xalay Xirtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Caabudwaaq.

Wararka3 weeks ago

Somalia iyo Itoobiya Oo Muqdisho Ku Kala Saxiixday Heshiisyo Cusub.

Wararka3 weeks ago

Soomaalidii ugu badneyd oo laga soo masaafurinayo Canada & sababta keentay

Wararka3 weeks ago

Golaha Ammaanka QM Oo Go’aan Ka Gaaray Dhoofinta Dhuxusha Soomaaliya.

Wararka3 weeks ago

Ciidamada Dowladda Oo Degaano Horleh kala Wareegay Al-Shabaab.

Wararka3 weeks ago

Dawlada Soomaaliya Oo Ciidamo Fara badan u Daabulaysa Gabalka Galgaduud.

Wararka3 weeks ago

RW Xamsa Cabdi Barre iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo u Dhoofay Qatar.

Wararka3 weeks ago

Al-Shabaab Oo Weerar ku Qaaday Daaru-nicma Ee Gobalka Shabeelada Dhexe.

Wararka2 months ago

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo safar ku tegay Gobolka Gedo

Dhegeysi8 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka7 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi8 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka8 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka7 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka8 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Dhegeysi3 years ago

News In English12 months ago

Somalia’s President defends his PhD thesis at UPEACE as the University’s program is praised at the UNGA77th Session in New York and UPEACE 34th Council meeting in Geneva.

Wararka7 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Wararka7 years ago

Qaar Kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo baaq deg deg u diray Golaha Ammaanka ee QM

Dhegeysi8 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka6 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka7 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

News In English8 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka6 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English8 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Muuqaalo8 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

Wararka6 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

News In English6 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English8 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

Wararka5 years ago

Nin Soomaali ah oo weerar mindi loo adeegsaday ka geystay masaajid ku yaal Cape Town

News In English6 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English6 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Daalaco