Barnaamijyada
DHAGEYSI: Wargelinta Horseed – Baydhaba
Saaxibadeenna Star fm, waxa aan halkan idinkula wadaageynaa xayeysiiska barnaamijka Horseed – Bandhig raadiye iyo telefishan oo diiradda saara; Dib-u-dhiska, Wadahadalka iyo Dhiirrigelinta Nabadda iyo Xasilloonida dalka.
Barnaamijkan oo aad kala socotaan qaar ka mid ah idaacadaha iyo telefishannada dalka ayaa todobaadkan ku saabsan dhismaha wadooyinka iyo sida ay door ugu leeyihiin horumarka dhaqaale, amni iyo bulsho ee dalka.
Waxa aan rabnaa in aan helno Afkaarihiinna ku saabsan su’aashan: “Ma u malenysaa in wadooyinka oo la dhiso ay kaalin wax-ku-ool ah ku leedahay xasilloonida, dhiirrigelinna u tahay dhaqaalaha dalka?”
Barnaamijyo Isbuucle
Maalinta Bandhiga iyo Wacyigelinta HornAgro
Barnaamijyo Isbuucle
Maalinta Suuqgeynta ee Shirkada HornAgro
Barnaamijyo Isbuucle
Shirkada HornAgro oo Tuulooyinka Hoostaga Kismayo Bandhiga Maalinta Suuqgeynta ku qabatay.
Shirkada HornAgro oo ka hawlgasha Deegaanada Jubaland ayaa Beeraaleyda Tuulooyinka Yoontooy, Qaamqaam iyo Buulogaduud Maanta u sameysay Bandhigii ugu horeeyey noociisa oo ahaa Maalinta Suuqgeynta HornAgro oo ah Maalin Shirkada ay soo
bandhigeysay Abuurka, sunta cayayaanka beeraha ka disho iyo weliba Agabka noocyadiisa kala duwan.
-
News In English2 years ago
Somalia’s President defends his PhD thesis at UPEACE as the University’s program is praised at the UNGA77th Session in New York and UPEACE 34th Council meeting in Geneva.
-
Wararka4 months ago
Dating Advice for Singles: How to Increase your chances of Finding Love
-
Wararka3 years ago
Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Ka Dhacday Gobolka Mudug.
-
Wararka6 months ago
Latest News: House Sale Contract Signed, Operating Agreement and Amendment, Announcement about Rental Agreement Crossword Clue, Custody Agreement in Maryland, Rollover Agreement Template, Agreement 1980 MP3, Divorce Settlement Agreement South Africa Template, Tax Definition Agreement, Latest Prenuptial Agreement Sample Philippines, Volume Based Discount Agreement