Nala soo xiriir

Dhegeysi

Munaasabad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa maanta muqdisho lagu qabtay

La Qoray

on

Munaasabad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka dhacday Hotelka City Palace, iyadoo munaasabada ay ka qeyb galeen, waxgarad, siyaasiyiin, xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Munaasabadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Waxgaradka iyo dhaqanka Beesha Muddullood, waxaana khudbado ka jeediyay siyaasiyiin caan ah oo xilal soo qabtay iyo odayaal dhaqameedyo.

Ra’iisul Wasaarayaashi hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi iyo Nuur Cadde oo munaasabada ka hadlay ayaa soo dhoweeyay Guddoomiyaha cusub, iyagoo u rajeeyay inuu xilkiisa alle ula garab-galo.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay inuu shacabka dhex geli doono, isla markaana xafiiskiisa ku shaqeyn doono, isagoo xusay inuu bulshada la tashan doono.

“Bulshada xamar degan waa la tashan doonaa, waana dhex imaan doonaa, wax walba aan qabanayo bulshada ayaa ka tala gelin doonaa, dhamaan wadooyinka xiran ee caasimada waa furi doonaa”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Munaasabadan ayaa ah tii u horeysay ee lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee ka dhacda magaalada Muqdisho, iyadoo ku soo beegmeyso todobaad kadib markii uu xilka si rasmi ah ula wareegay.

soo-1

soo-2

soo-3

soo-4

soo-5

soo-6

soo-7

soo-8

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Barnaamijyada

Wareysi: Isbitaalka degmada Warsheekh

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Dadka deggan magaalada Warsheekh iyo tuulooyinka hoostaga ayaa waxa ay u egtahay in ay ka baxayaan baahiyaha ay u qabeen adeegyada caafimaadka, kadib markii ay magaalada yeelatay Isbitaal guud.

Tobaneeyo qof ayaa todobaadkii taga dhakhtarka, si’ ay u helaan baaris ama daweyn bilaash ah. Waxaa kale oo ay haweenka deegaanka ka gudbeen dhibaatooyinkii xilliga Uurka, Umusha iyo Dhalmada kadib, maadaama ay hawlwadeenno xirfadyahanno ah ay ka shaqeynayaan.

Isbitaalka ayaa waxaa hirgeliyay oo qarashka hawlaha uu qabto  ka bixiya dalladda ururada Warmocad oo ah hay’ad ay leeyihiin jaaliyadda deegaanka.

 

 

Dr. Zakariye Meyre, oo ah isu-duwaha caafimaadka magaalada Warsheekh iyo agaasimaha guud ee isbitaalka magaaladaasi ayaan ka wareysannay hawlaha ay hayaan iyo duruufaha ku xeeran.

Waxa uu u warramay Abubakar Maxamed Cali.

Halka hoose ka dhageyso:

 

sii aqri

Barnaamijyada

Dhageyso:- Barnaamijka Barqo-Wanaagsan Starfm 22.mar.2021

La Qoray

on

Waxaa Qoray

TABINTA IYO SOOSAARIDDA BARNAMIJKA (CALI MAXAMED CALI )

FARSAMADDA (MOWLIID AHMED NUUR).

sii aqri

Barnaamijyada

Dhageysi:-Barnaamijka Saaka Iyo StarFm 22.Mar.2021.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

TABINTA IYO SOOSAARIDDA BARNAMIJKA (CABDI RAXMAAN MUKHTAAR)

FARSAMADDA (MOWLIID AHMED NUUR).

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka14 hours ago

Ciidanka Dawlada Oo Howlgala Ka Sameeyey Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka14 hours ago

Dadaaladii Lagu Xalinaayey Khilaafka Rooble & Farmaajo Oo Wali Socda.

Wararka14 hours ago

Jadwalka Doorashooyinka Aqalka Sare Ee Soomaaliland Oo La Soo Saaray.

Wararka2 days ago

Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi Oo la Shaaciyay.

Wararka2 days ago

Farmaajo iyo Rooble Oo Dib Loo Bilaaway Dhexdhexaadintooda.

Wararka2 days ago

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Wararka2 days ago

Dawlada Soomaaliya Oo Oib ula Soo Wareegtay Mas’uuliyadda Hay’ado Ka Maqnaa.

Wararka2 days ago

Rooble Oo Kulan Laqaatay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed.

Wararka3 days ago

Vietnam Oo Ka Hadalay Khilaafka RW Rooble MD Farmaajo.

Wararka3 days ago

Shirkii Lagu Waday inuu Ka Dhaco Puntland Oo Baaqday.

Wararka3 days ago

Khilaafka Hareeyey Madaxda Dalka Oo Wali Taagan.

Wararka4 days ago

Dil ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Wararka4 days ago

Ciidanka Kumaandooska DANAB oo howlgal kafuliyeyb shabeelada hoose

Wararka4 days ago

Madaxweyne Laftagareen Oo Kulan Laqaatay Safiirka Itoobiya U Fadhiga Soomaaliya.

Wararka4 days ago

Garoonka diyaaradaha Buulo-burte Oo Burbur Xoogle Soo Gaaray(Sawirro).

Wararka4 days ago

Booliska Canada Oo Dad U Sooqabay Dilkii Muwaadin Soomaaliyeed.

Wararka4 days ago

Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Ciidanka Kenya Ee Kusugan Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka4 days ago

Maamulka Puntland Oo Sheegatay in Khilaafka Farmaajo iyo Rooble lagu Xalindino Garoowe.

Wararka7 days ago

Maamulka Magaalada Marka & Taliska AMISOM oo ka shiray la dagaalanka Al-Shabaab

Wararka7 days ago

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay dagaalka ka dhacay Muqdisho

Wararka7 days ago

Iska Horimaad Saakay Ka Dhacay Degmada Hodan.

Wararka1 week ago

Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi Oo Laga Dalbaday Soo Gudbinta Liiska Xildhibaanada Aqalka Sare.

Wararka1 week ago

Rooble Oo Kulan Laqaatay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub.

Wararka5 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi6 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi6 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka6 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka5 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka6 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka5 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka4 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka5 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka4 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English6 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English6 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English6 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada4 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

News In English4 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco