Connect with us

Dhegeysi

Muqdisho oo 25 sano ka dib lagu qabtay bandhiga caalamiga ah ee buugaagta (Daawo Sawirada)

Published

on

Tan iyo markii ay dhacday Dowladdii Dhexe Somaliya, ayaa waxaa maanta suurta gashay in Magaalada Muqdisho lagu qabto barnaamijka bandhiga caalamiga ah ee buugaagta.

Munaasabadan, ayaa waxaa ka soo qaybgalay qorayaal Somaliyeed, dadweyne fara badan oo aad u xiiseynaayay bandhigaasi, Masuuliyiin Dowladda Somaliya ka tirsan iyo xubno kale oo ka socday Maamulka Gobolka Banaadir.

Bandhigan, ayaa waxaa lagu soo bandhigay sheekooyin iyo qoraalo riyaawadeed, oo ay curiyen hal abuuro Somaliyeed. Waxaana durbaba buugaagtaasi iibsaday dadweyne fara badan.

Madaxa bandhiga buugaagta, Maxamed Sheekh Cali Diini, ayaa sheegay in yoolkoodu uu yahay xoojinta dhaqanka, aqoonta qoraalka iyo akhriskaba.

Sidoo kale waxa uu sheegay inay doonayan Magaalada Muqdisho in ay lamid noqoto caasimadaha kale ee caalamka, oo sidaan si lamid ah loogu qabto bandhiga barnaamijka wax curinta.

Gudoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Arrimaha Bulshada Ee Maamulka Gobolka Banaadir, Imaan Nuur Iikar oo bandhigaasi ka qaybgalay, ayaa sheegay in Maamulkiisu uu ku faraxsan yahay in Muqdisho lagu qabtay barnaamijkaasi, muddo 25 sano ka dib.

Imaan Nuur Iikar, ayaa ku waramaaya in bandhigan uu ka turjumaayo sida Magaalada Muqdisho, ay ula soo noqotay haybaddii ay lahaan jirtay, wixii ka horeeyay 1991-kii.

Bandhigan, ayaa waxaa lagu wadaa in muddo saddex cisho ihi uu socdo, iyadoona la fillaayo inay soo bataan dadka baahida u qaba inay helaan macluumaadka ku qoran buugaagtaasi.

Muqdisho9

Muqdisho13

Muqdisho23

Muqdisho32

Muqdisho41

Muqdisho51

Muqdisho71

Muqdisho81

Muqdisho91

Muqdisho92

Muqdisho93

Muqdisho94

Muqdisho95

Muqdisho96

Muqdisho911

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Barnaamijyo Isbuucle

Shirkada HornAgro oo Tuulooyinka Hoostaga Kismayo Bandhiga Maalinta Suuqgeynta ku qabatay.

Published

on

Shirkada HornAgro oo ka hawlgasha Deegaanada Jubaland ayaa Beeraaleyda Tuulooyinka Yoontooy, Qaamqaam iyo Buulogaduud Maanta u sameysay Bandhigii ugu horeeyey noociisa oo ahaa Maalinta Suuqgeynta HornAgro oo ah Maalin Shirkada ay soo

bandhigeysay Abuurka, sunta cayayaanka beeraha ka disho iyo weliba Agabka noocyadiisa kala duwan.

Continue Reading

Dhegeysi

FARIINTA WADOOYINKA

Published

on

Fariinta Dhismaha Wejiga labaad ee Wadooyinka ee laga dhisayo Kismayo ee Nagaad.

 

Continue Reading

Dhegeysi

DHAGEYSI:- WARKA HABEEN STARFM 13.FEB.2022

Published

on

TABINTA IYO SOOSAARIDDA WARKA HABEEN (fARTUUN AAMUSANE  )

FARSAMADDA (MOWLIID AHMED NUUR).

 

Continue Reading
Advertisement Starfmsomalia
Wararka1 month ago

Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo hor-kacayay Wafdi Ka kala socday Wasaaradda Waxbarashada XFS.

Wararka1 month ago

Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Seerbiya

Barnaamijyo Isbuucle3 months ago

Maalinta Bandhiga iyo Wacyigelinta HornAgro

Barnaamijyo Isbuucle3 months ago

Maalinta Suuqgeynta ee Shirkada HornAgro

Wararka4 months ago

How to choose a Trustworthy Marriage Agency in Europe

Wararka4 months ago

How to Select an Online Marriage Agency

Wararka4 months ago

The Characteristics of a Nice Family

Barnaamijyo Isbuucle4 months ago

Shirkada HornAgro oo Tuulooyinka Hoostaga Kismayo Bandhiga Maalinta Suuqgeynta ku qabatay.

Wararka4 months ago

The Qualities of a Devout Wife

Wararka5 months ago

Dating Advice for Singles: How to Increase your chances of Finding Love

Wararka5 months ago

Best Contest for Women to Wed

Wararka5 months ago

East European Women of all ages Are Getting yourself ready for Marriage

Wararka5 months ago

What Are the Best Internet dating Websites?

Wararka6 months ago

Through Playful Banter, flirting

Wararka6 months ago

What to expect on a Sugar Daddy’s initial meeting

Online dating6 months ago

Asian bride rituals

Online dating6 months ago

Italian ceremony customs

Wararka7 months ago

Achieving Romanian Birdes-to-be and Their Overseas Husbands

Online dating7 months ago

Should i get Married to a Colombian Woman?

Wararka7 months ago

Diverse Sugar Relationship Sorts

Wararka7 months ago

Agreements

Wararka7 months ago

Understanding the Importance of Contracts: From Taxation Office Enterprise Agreements to Ceasefire Agreements

Wararka7 months ago

Unique Article: The Impact of Various Agreements in Today’s World

Dhegeysi8 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka8 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi8 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka8 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka7 years ago

Qaar Kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo baaq deg deg u diray Golaha Ammaanka ee QM

Wararka7 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka8 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

News In English2 years ago

Somalia’s President defends his PhD thesis at UPEACE as the University’s program is praised at the UNGA77th Session in New York and UPEACE 34th Council meeting in Geneva.

Dhegeysi3 years ago

Wararka8 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi8 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka6 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka8 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka6 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

Wararka3 years ago

Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Ka Dhacday Gobolka Mudug.

News In English8 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka5 months ago

Dating Advice for Singles: How to Increase your chances of Finding Love

News In English9 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Muuqaalo9 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

Wararka6 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

News In English6 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English6 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English8 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

Daalaco


Notice: ob_end_flush(): failed to send buffer of zlib output compression (0) in /home/satar8/public_html/wp-includes/functions.php on line 5420