Nala soo xiriir

Uncategorized

OGAYSIIS MUHIIM AH

La Qoray

on

DOWLADD GOBOLEEDKA JUBBALAND SOOMAALIYA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE

Dowladda Hoose ee Degmada Afmadow

 

Waxaa dhamaan ganacstada Degmada Afmadow lagu wargalinayaa in maamulka Dowladda Hooseee Degmada Afmadow uu sanadka cusub ee 2022 Bisha Janaayo bilaabo doono nidaamka diiwaan-gelinta ganacsiga iyo soo saarista shatiga ganacsi ee Dowlada Hoose kaas oo ku wajahan mehered kasta oo ku taala Degmada Afmadow. shatigaas oo ah shaqada ugu muhiimsan ee Dowladda Hoose si loola socdo dhaqdhaqaaqa ganacsiga magaalada Afmadow.Hadaba waa in ay isdiiwaangaliyaan dhamaan ganacsiyada/ meheradaha sida oogu dhaqsiyaha badan.

SUPPORTEDBY:ILO/UNJPLG

Muhiimadda uu leeyahay in la qaato shatiga Ganacsiga Dowladda Hoose:

 In lakala nidaamiyo ganacsiyada heerarkooda kala duwan lagana hortago ganacsiyda sharci darrada ah.

  1. In ganacsigu yeesho aqoonsi u gaar ah uuna noqdo mid ka masuul ah wixii ku dhaca aqoonsigiisa gaarka ah hadii uu u isticmaali si sharciga kabaxsan
  2. In la ilaaliyo bad-qabka iyo caafimaadka ganacsiga.
  3. In lala socdo tirada iyo hadba kor u kaca ama hoos udhaca ganacsiga magaalada.
  4. In ay DowladdaHoose hesho dhaqaale ay ku hormariso arrimaha bulshada.

Yaaubaahanshatigaganacsi:

Shatiga waxaa u baahan oo loo soo saarayaa dhammaan nuucyada iyo qeybaha kala duwan eeganacsi kuwaas oo ka howl gala gudaha magalaada Afmadow. Qof ama shirkadd kasta oo furanaya goob ama xarun ganacsi waxaa waajib ku ah in uu haysto shatiga ku habboon nuuca ganacsigiisa.

Yaa soo saaraya shatiga:

Shatiga ganacsiga Dowladda Hoose waxaa soo saari kara keliya Dowladda Hoose,Majirto hay’ad Dowladeed ama mid gaar loo leeyahay oo bixin karta shatiga ganacsiga ee Dowladda Hoose.

Nidaamka Qaadashada Shatiga Dowladda Hoose:

  1. Waa in uu tagaa xafiiska qaabilsan bixinta shatiga ee Dowladda Hoose ee kismaayo
  2. Waa in uu si sax ah ubixiyaa dhamaan Macluumaadka looga baahanyahay ganacsigiisa sida nooca ganacsiga, goobta uu ku yaalo, aqoonsiga iyo dhamaan wixii macluumaad ah oo looga baahdo waxaana diyaar ugu ah shaqaale u tababaran shaqadaas.
  3. Kadib dhamaystirka macluumaadkii looga baahnaa waxaa goobtaas ganacsiga lagu sameynayaa qiimayn waxaana loodirayaa shaqaalaha qiimeynta uqaabilsan dowladda hoose.
  4. Qiimaynta kadib waxaa ganacsadaha loo dirayaa fariin ah nooca ganacsigiisa iyo darajada uu ganacsiga kaga jiro iyo lacagta shatiga ee ku waajibtay
  5. Fariintaas marka uu helo ganacsaduhu waxaa uu bixinayaa lacagta shatiga waxaan uu kushubayaa khasanada Dowladda waxaana uu dib ugu soo celinayaa warqadda caddeynaysa lacag bixinta xafiiska shatiyada ee Dowladda Hoose si loo siiyo shahaadada shatiga. Sidaas ayuuna ganacsigaasi ku diwaan gashan yahay kuna yahay ganacsi sharci ah.
  6. Sanad walba bisha koowaad waa in Ganacsaduhu cusbooniistaa shatigiisa Dowlada Hoose.

Si aad u hesho warbixin faah-faahsan ah fadlan tag xarunta Dowladda hoose ee DegmadaAfmadow.

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Dhegeysi

Fariinta Wacyigelinta muhiimada Naas nuujinta

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Halkaan hoose ka Dhageyso muhiimada naas nuujinta ay u leedahay hooyada iyo Dhalaanka. Marwaliba ubadka sii naaska. caanaha naaska waa difaaca ubadka.

 

sii aqri

Dhegeysi

Wacyigelinta ka hortaga Shubanka

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Muwaadin si aan uga wada foojignaano halista Daacuunka iyo shubanka fadlan ku dadaal nadaafadda ubadkana ugu dadaal naaska hooyada Marwalibana guriga dhigo ORS iyo Zinc.

milanka ORC ugu dadaal ubadkaaga oo raac dhamaan tilmaamaha fariintaan ay xambaarsanthy.

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka1 day ago

James Swan Oo Kulan Laqaatay Ra’iisul Wasaar Xamse.

Wararka1 day ago

Guddiga Gaadiidka iyo Hawlaha Guud oo la kulmay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta ee DFS.

Wararka1 day ago

Axmed Macalin fiqi ayaa Sheegey In Diyaarahada Aan Duuliya Laheen Qeyb Ka Yihiin Dagaalka Ka Dhanka ah Alshabaab

Wararka1 day ago

Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Wararka1 day ago

Ciidamada Dowladda Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Degaano Horleh.

Wararka2 days ago

Hamza Abdi Barre Oo Oaray Golaha Wasiirada Dardargalinta Barnaamijka Deyn Cafinta.

Wararka2 days ago

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay in doorashada Madaxweynaha aysan qaban karin

Wararka2 days ago

ATMIS oo hoos u dhigtay doorka maleeshiyaadka macwuusleyda ee dagaalka Shabaab

Wararka2 days ago

Madaxweyne Deni oo wasiir u magacaabay taliye Ciidan

News In English3 days ago

President Mohamud Asks Int´l Partners To Help Somalia Avert Looming Famine & Defeat Scourge Of Al-Shabaab.

News In English3 days ago

Somali Government signs UPEACE Charter, opening new opportunities for Somalis

Wararka4 days ago

Taliye Odawaa Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Dhuusamareeb.

Wararka4 days ago

Dowladda Qatar oo ugu yaboohday dalal ay kujirto Somalia $12 Milyan oo gargaar ah

Wararka4 days ago

Howlgal Lagu Soo Qab-Qabtay Dad Badan Oo Laga Sameeyay Degmooyin Ka Tirsan Muqdisho

Wararka4 days ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee socda & Abaaraha

Wararka3 weeks ago

Xukun Dil Toogasho Oo Lagu Riday Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Dilal Geysatay

Wararka3 weeks ago

Khasaaro Ka Dhashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Baraawe.

Wararka3 weeks ago

Ciidamada Macawisleyda Oo Weerar Ku Qaaday Al-Shabaab.

Wararka3 weeks ago

Midowga Afrika oo sheegay inay deg deg uga jawaabayaan weerarkii Al-Shabaab ku dileen dadka Shacabka

Wararka3 weeks ago

Qaramada Midoobay Oo Shaacisay In Kumannaan Soomaali Ah Ay Qarka U Saaran Yihiin Macluul Daran.

Wararka3 weeks ago

Dowladda Turkiga Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Lagu Laayay Dadkii Shacabka Ahaa

Wararka3 weeks ago

Saraakiisha Ciidanka xoogga & kuwa ATMIS oo ka shiray Amniga Sh/Hoose

Wararka3 weeks ago

Aadan Madoobe Oo Ka Hadlay Weerarkii AL-Shabaab Ka Gaysteen Gobolka Hiiraan

Dhegeysi7 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka6 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi7 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Wararka7 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka6 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka7 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka6 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi2 years ago

Dhegeysi7 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka5 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka6 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka5 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English7 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

News In English7 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Wararka5 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

Muuqaalo7 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English7 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English5 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English5 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Wararka4 years ago

Nin Soomaali ah oo weerar mindi loo adeegsaday ka geystay masaajid ku yaal Cape Town

Warbixinada5 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada5 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

Daalaco