Nala soo xiriir

Ciyaaraha

Orodyahanka Ree Jamaica Ee Usain Bolt Oo Weerar Ku Qaaday Louis Van Gaal:Anigu Waligay Manchester United Umaan Ciyaareen Iyada Oo Van Gaal Uu Tababare U Yahay

La Qoray

on

Orodyahanka ree Jamaica ee Usain Bolt ayaan wax sir ah ka dhigan in uu maalin uun u ciyaaro kooxda Manchester United laakiin boqorka orodka ee Bolt ayaan waligii Man United u ciyaareen inta uu Van Gaal tababare ka yahay Red Devils. Bolt ayaa sheegay in uu jawaab u yahay gool yaraanta Man United wuxuuna kalsooni ka muujiyay in uu si fiican kubbada u maamuli lahaa isla markaana uu si deg deg ah ula ordi lahaa.

Usain Bolt oo ka hadlaya in uu kubbada cagta Man United u ciyaari lahaa ayaa yidhi: “Anigu waxaan filayaa in aan ku qurux badanahay, sababtoo ah anigu waan ku haboonahay, waan deg deg badanahay, waxaan awoodaa in aan kubbada maamulo iyo in aan fahmi karo ciyaarta oo dhan”.

Van Gaal ayaa sheegay markii ay Man United guusha ka soo gaadhay Liverpool in kooxdiisu ay ku guulaysan karto horyaalka Ingiriiska laakiin Bolt ayaa si xun u dhaliilay haanka ciyaareed ee Van Gaal wuxuuna muujiyay in aanu ka hoos shaqeeyeen tababaraha ree Holland.

Bolt ayaa yidhi: “Waa hagaag, aniga oo fiirinaya sida uu Van Gaal yahay, anigu ma filaayo in aan waligay dooni lahaa in uu Van Gaal tababare ii noqdo, sidaa daraadeed waxaan filayaa in aan arintaas iska joojin lahaa ilaa inta uu tababare cusubi imanayo”. Bolt ayaa sidan u sheegay warbaahinta.

Man United ayaa hadda kaalinta shanaad kaga jirta horyaalka Ingiriiska iyada oo 7 dhibcood ka danbaysa kooxda horyaalka hogaaminaysa ee Arsenal, waxayna sabtida Old Traffrod kula ciyaari doontaa kooxda Southampton.

sii aqri
ka dhiibo aragtidaada

ka dhiibo aragtidaada

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Ciyaaraha

Rasmi Ramos oo ka tagay Naadiga Real madrid

La Qoray

on

Waxaa Qoray

 kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xaqiijisay in Kabtankeeda Sergio Ramos uu  isaga tagayo naadiga marka uu dhammaado qandaraaskiisa.

Laacibkan ayaa haatan soo gabo-gabeynaya 16 sano oo uu xirnaa maaliyadda naadiga Real Madrid  xagaagan.

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa socday wada-xaajood ku aaddan in heshiiska loo kordhiyo difaaca reer  Ispain  balse ugu dambeyn waxaa burburay wada-hadalladaas

saacadaha soo Aadan  ayaa la qorsheeyay inuu xiddiggan qabto shir jaraa’id oo uu ku macsalaameynayo kooxda.

sii aqri

Ciyaaraha

Tawabaraha Xulka Qaranka somaliya oo shaqada laga eryay .

La Qoray

on

Waxaa Qoray

Tababaraha Xulka Qranka  Soomaliya Salif Abdulladiif oo dhawaan  loo magacaabay in uu leeliyo Xulka Qaranka Somalaiya ayaa shaqada  Laga Eryay

Tababarahaan Oo Udhashay Wadanka Belgium ayaa maalmihii u dambeeyay wajahayay cadaadis uga imanayay maamulka xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya

Tawabarahaan shaqada laga eryay ayaa ku soo aadeyso ayadoo dhawaan Xulka qaranka Somali laciyaari doono dalka Oman is reeb reebka koobka  Jaamacadda Carabta .

sii aqri

Ciyaaraha

Dhageysi:-Barnaamijka Ciyaaraha StarFm 21.Mar.2021.

La Qoray

on

Waxaa Qoray

TABINTA IYO SOOSAARIDDA BARNAMIJKA (QOOR )

FARSAMADDA (Mowliid Axmed Nuur ).

sii aqri
Xayeysiis Starfmsomalia
Wararka6 hours ago

Somalida ku nool dalka Kenya oo dhac loo geeystay

Wararka1 day ago

Maamulka Gobolka Banaadir Oo wasa Diyaar Garowgii Udambeeyay Ee Todobaadka Xurriyadda

Wararka1 day ago

Madaxda DF Iyo Madaxda maamul Goboleedyada Oo Shir Isugu Imaanaya, Kadib Heshiiskii La Gaaray

Wararka1 day ago

Kalluumeysatada somaliya oo soo dhaweeyay heshiiskii ganasi ee dhaxmaray Soomaaliya iyo Itoobiya

Wararka1 day ago

Madaxweynaha maamul Gobileedka Hirshabeele oo war ka soo saaray Dilkii Guddoomiyaha dhalinyarada Gobolka Hiiraan

Wararka3 days ago

Madaxweynaha Dalka oo Bogaadiyay Dadaaladda Xukuumadda ee awood siinta ganacsatada Soomaliyeed

Wararka3 days ago

Madaxweynaha maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed oo Bulshada Waajid kala hadlay furitaanka wadooyinka uxiran Al-shabaab

Wararka4 days ago

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Taagero Ka Helay Turkiga.

Wararka4 days ago

Lafta-gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ayaa Gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Wararka4 days ago

Janan Ayaa Safar ugu Ambabaxay Dalka Itoobiya.

Wararka4 days ago

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Oo Gaaray Cadaado.

Wararka4 days ago

Madaxweyne Farmaajo Oo Hadbalyo U diray Antonio Guterres.

Wararka4 days ago

Madaxweynaha Soomaaliland Oo Maanta Daah-Furay Imtixaanaadka Shahaadiga.

Wararka4 days ago

Muwaadinka Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Wararka4 days ago

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galaysa Shurka Antalya.

Wararka4 days ago

Madaaxweynaha Wadanka Nigeria oo ku baaqay dagaal ka dhan ah Boko Haraam

Wararka6 days ago

Madaxweynaha Maamulka Jubland oo Gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada .

Wararka6 days ago

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Daqliga gobolka Banaadir

Wararka6 days ago

Barlamaanka maamulka Puntland oo dood kayeelanaya Shirkadda DP world

Wararka6 days ago

Madaxweynaha Dalka oo ku wajahan Turkyga

Ciyaaraha6 days ago

Rasmi Ramos oo ka tagay Naadiga Real madrid

Wararka6 days ago

Wasiiradda Arimaha Dibadda Somaliya iyo kan Knya oo Wada Hadlay

Wararka6 days ago

qasaaro dhimasho Iyo Dhaawac ka dhashay Shil gaari oo K dhacay Dowlad Deegaanka Soomalida

Wararka5 years ago

Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Taleefan Nambar oo shacabka ka soo wici karaan

Dhegeysi5 years ago

Saldhig cusub oo boolis oo maanta laga furay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Dhegeysi5 years ago

Kulan ay isgu yimaadeen Golaha Odayaasha dhaqanka Qowmiyadda Beelaha Banaadiriga iyo Golaha Isbadal doon ka siyaasada banaadiriga ayaa waxa ay kasoosaareen war saxaafadeed

Wararka5 years ago

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka hadlay sababaha keenay in al-shabaab puntland gaaraan

Wararka4 years ago

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo 3 Ruux xukun ku riday

Wararka5 years ago

Baarlamaanka Somaliya, ayaa weli ku guda jira la xisaabtanka Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake

Wararka5 years ago

Amp: Somaliya u fadhida Pakistan ayaa kulan la qaadatay wasiirada wax barashada iyo caafimaadka ee dalka Pakistan.

Dhegeysi6 years ago

Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Wararka3 years ago

Golaha Aqalka Sare ee Dalaka Ayaa Canbaareeyey Falkii Ka Dhacay Guriga Cabdi qaybdiid

Wararka5 years ago

C/raxmaan C/shakuur “Waa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo hantida laga dhacay Bankiga Dhexe”

Wararka3 years ago

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa Soo Saartay War Saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha Diinta

News In English5 years ago

Somali President comfirms 180 Kenyan troops killed in el-Ade attack

Wararka4 years ago

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeer ku tagey qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha

News In English6 years ago

United Nations, AMISOM, IGAD, EU and UK congratulate Ahmed Madobe on Presidential elections

Muuqaalo6 years ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo laabtay

News In English4 years ago

The African Union Commission rejects allegations of human rights violations by Amisom troops

News In English5 years ago

Clarification on misquoting the President of Somalia on the casualties of El Adde attack

News In English4 years ago

Zimbabwe’s new president Mnangagwa vows to ‘re-engage’ with world

News In English4 years ago

Zimbabwe’s ruling party sacks Robert Mugabe as leader

Warbixinada3 years ago

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Suudaan oo kala saxiixday Heshiisyo iskaashi

Warbixinada4 years ago

Madaxweyne Erdogan; “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”

Warbixinada4 years ago

Dagaal yahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa Gandaal ku Riday Caasimada Sacuudiga ee Riyadh

News In English3 years ago

U.S. airstrike kills 4 al-Shabaab fighters

Daalaco