Dowladda Mareykanka ayaa ku kalsoon in Jihadi John lagu dilay duqeyntii diyaradaha aan duuliyaha laheyn ah ka geysteen magaalada Raqqa ee dalka Suuriya. Col. Steve Warren...
In ka badan 120 ruux ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen weeraro qaraxyo iyo toogasho xalay ka dhacday magaalada Paris ee Caasimada dalka Faransiiska, iyadoo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa balan qaaday in la furi doono wadooyinka xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho, isagoo cadeeyay in...
Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in Baarlamaanka uu soo saaro qaraar dalka looga saarayo Ciidamada...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa shalay waxaa lagu wareejiyay gaadiid dagaal iyo ciidamo beeleedyo ku sugnaa...
Ciidamada Daacada u ah Dowlada Siiriya iyo Maleeshiyaad taageersan ayaa dagaal culus kula wareegay Saldhiga Kweires oo ku yaal waqooyiga magaalada Aleppo, saldhigaas ay heesteen Dagaalyahano...
Kooxda cadaadiska dalka Kenya oo fadhigoodu yahay Kenya ayaa soo saartay warbixin sheegeysa inay hayso cadeymo la xiriira ku lug lahaanshaha ciidamada Kenya ee dalka Soomaaliya...
Nairobi (AFP) – Kenya’s army is involved in a $400-million sugar smuggling racket in Somalia that also funds the Al-Qaeda militants it is supposed to be...
Iska horimaad hubeysan ayaa dhexmaray xoogag ka wada tirsan Al-Shabaab deegaanka Gambare oo ka tirsan degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. Dagaalkan oo ku salaysan kala...
Ciidamada ammaanka dowladda ayaa saaka howl gal ballaaran ka wada wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, kadib markii shalay qaraxyo ismiidaamin oo loo adeegsaday gawaari wadadaas...